Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Arrimaha Bulshada

Kobac ku yimid ganacsiyada yaryar ee ku yaallo magalaada Matabaan

Radio Ergo by Radio Ergo
August 1, 2019
in Arrimaha Bulshada, Wararkii u Danbeeyay
0
Somalia live news, Radio Ergo news, Somali live news, Somalia latest news today

Keydka sawirrada/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

(ERGO) – Ganastada degmada Matabaan ayaa ka faaiidaysanaya nalalka cadceedda ku shaqeeya oo lagu xirray waddooyinka magaalada bishii la soo dhaafay dhamaadkeeda.

Marka laga soo tago bilicda magaalada iyo ammaanka oo ay qayb ka qaadanayaan haddana waxaa jira dukaamo iyo maqaayado ku yaala magaalada kuwaa oo xilligii magaalada aanu nalalkan ka jirin la xiri jiray maqribkii balse hadda u shaqeeya habeen iyo maalinba si isku mid ah.

Wiilo Xasan Cabdi oo haysato siddeed carruur waxaa ay leedahay dukaan lagu iibiyo raashin iyo maqaayad raashinka bisil lagu gado. Ka hor inta aanan nalalka lagu xirrin degmada waxay labadeeda goobood xiri jirtay salaadda maqrib ka dib balse hadda maqaayadeeda ayaa shaqaysa in ka badan 18 saacadood.

Waxaa ay Raadiyow Ergo u sheegtay in xilliyada habeenkii ah ay wax ka gadato rakaabka gawaarida safarka ah ee isaga kala goosha magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka ku kalgobollada Bari iyo Woqooyi.

“Markii hore wax yar ayaan shaqeeyn jiray, haddase dhaqaalo fiican ayaan xareeysanaa seddax boqol ilaa afar boqol oo doolar labada dukaan ayaan ka xareeysanaa. Markii hore 50 doolar ayaan shaqeyn jiray haddase habeenkii shaah kari, cuno kari ayaan ku jira,” ayay tiri wiilo oo hadda ka faa’iidaystay.

Salaad Cilmi Diiriye waa dukaanle wuxuu ganacsigiisa hadda shaqeeyaa ilaa 12ka habeennimo taa oo uu sheegay in ay kobcisay ganacsigiisa.

“Awal waddooyinku mugdi ayey ahaayeen oo cidna waxba nooma soo doonan jirin, awal soddon ilaa afartan meelahaas ayaan ka faaiidi jirnay, haddase lixdan dolar, toddobaatan ayaa naga soo gasha” ayuu yiri Salaad.

In ka badan boqol solar cadceed ayuu maamulka Matabaan codsaday sida uu sheegay guddoomiye ku xigeenka dagmada Matabaan, Cabdullaahi Cumar Xaanshi, waxaana ilaa hadda soo gaartay 25 xabo oo lagu xiray waddooyinka muhiimka ee magaalada kuwaa oo ay ku caawisay Hay’adda IOM.

Soolarada waxaa ay xiliyeen markii la keenay oo la xiray in mugdii laga baxo oo uu ganacsi kobco isla markaana la heli iftiin, boqol kiiba boqol dadkii ganacsinayay ama  xaggii amniga iyo isku socodkii ganacsiga wax badan oo ifteen ah ayaa laga helay,” ayuu yiri gudoomiye ku xigeenka degmada.

Marka laga tago goobaha hadda layrarka leh, waxa uu guddoomiyaha sheegay in goobihii looga baahnaa layrarka ay wali mugdi yihiin isla markaana codsigoodu sidii u jiro.

‘’Goobihii muhiimka wali sidii ayey u nal la’yihiin sida goobaha waxbrashada, Iskuulada, isbitaalka, suuqa, xaafadaha, ceelasha iyo xarumaha maamulka dhamaan sidii hore ayey u nal la’ yihiin
 

Previous Post

IDAACADDA MAANTA ARBACA 31-JUL-2019

Next Post

IDAACADDA MAANTA KHAMIIS 1-AUG-2019

Related Posts

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha
Cunto-Yaraanta

Hargaysa: Nolol xumo ka dhalatay shaqo joojin lagu sameeyay dad ku tiirsanaa sarifka lacagaha

August 25, 2026
Next Post

IDAACADDA MAANTA KHAMIIS 1-AUG-2019

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 08-SEP-202

IDAACADDA 08-SEP-202 by Radio Ergo

IDAACADDA 08-SEP-202
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo