Maxamed Cabdisalaam Caalim waa qoraaga buugga 10 sababood oo abaaraha keena, Wariyaha Raadiyo Ergo ee Muqdisho Cali Muumin ayuu uga waramay xogta buugga, sababaha ku kalifay in uu qoro iyo cidda uu ku beegsanayo Buuggiisa.
Halkan ka dhagayso Waraysiga.










