Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Bakool: 4,800 oo carruur ah oo la siinayo ka hortagga tallaalka cudurka jadeecada

Radio Ergo by Radio Ergo
October 9, 2018
in Caafimaadka, Wararkii u Danbeeyay
0
Bakool: 4,800 oo carruur ah oo la siinayo ka hortagga tallaalka cudurka jadeecada

Sawir carruurta oo la tallaalayo/ Muxyaddiin Xusni/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Ol-olaha tallaalka ka hortagga cudurka jadeecada ayaa ka socda ku dhowaad 10 sano ka hor ugu danbeysay in laga fuliyo Talaalka Jadeecada, ayaa carruurta ka yar tobonka sano helayaan tallaalka kuwaas oo deggan toolooyin ku yaalla Gobolka Bakool ee Koonfur Galbeed.

Tuulooyinkan oo hoostaga degmada Xudur ee xarunta gobalka Bakool ee hadda wasaarada caafimaadka Koonfur Galbeed talaalka gaarsiisay ayaa ka mid ah Gubad Galoole, Aboore, Weerow, Faajar, Eedanow, Waney, Farak, Galoole iyo Kuwo kale oo dhamaantood Xudur ka xiga Bariga, Koonfurta iyo dhanka Waqooyi.

Olalahan oo loogu tagalay muddo lix maalin ah ayaa waxaa qorshaha uu yahay in guud ahaan lagu beegsato tiro gaareysa 4800 oo carruur ah. Waxaa faa,iidada iyo fulintan howshan Raadiyo Ergo uga war bixiyay agaasimaha wasaarada caafimaadka Koonfur Galbeed Isxaaq Maxamed Mursal.

Kooxaha fulinaya tallaalka ayuu sheegay agaasimaha wasaarada inay gaarayaan ilaa toddobo koox oo midkii shan qof ka kooban, kuwaas oo u tababaran bixinta tallaalka socda, waxaan kooxdiiba maalintii laga rabaa inay isla maraan ugu yaraan saddex tuulo.

Mayow Mustaf Aadan deegaankiisa waa Galoole oo dhanka koonfur 31km uga beegan magaalada Xudur. Qoyskiisa waa xoolo dhaqato, wuxuu Sheegey in siddeediisa carruurta ah shan ka mid ah loo tallaalay, kuwaas oo uu sheegey in marar badan ladeeco soo ridatay, balse hadda uu rajeynayo in carruurtiisa wax u tari doono talaalkan ka hortaga jadeecada, isagoona Raadiyo Ergo u sheegay in markii ugu horeysay oo carruurtiisa loo tallaalo ay tahay.

“Tuulada manta waxaa nala jooga,Shaqalo Wasaarada, Hay,addaha iyo Maamulka Degmada Xudur,Waxaa aniga ahaan la ii talaaley Laba Wiil iyo Sedex Gabdhood,waxaan u aragnaa faa,iido weyn in daawo fadhigeena noogu keenaan,waxay aheyd arin baahi u qabney,sababtoo ah Jeedacada marna kama bixin caruurta waa nagu soo noq noqan jirtey”

Mayow Mustaf Aadan wuxuu Raadiyo Ergo u sheegey in Jadeecadu aad halis uga tahay carruurta taas uu marar badan caruurtiisa qatar gelisay, waxaana sideeda carruurta ah lix ka mid ah carruurta ku dhacday marar kala duwan, balse hadda uu rajeynayo in jadeecada tallaalkiisa ka difaaci lahaa carruurta ay wada qaateen.

Kooxaha fulinaya tallaalka ayaa sheegaya in maalintii boqolaal soo tallaalayaan kuwaas oo ku dhaqan tuulooyinka kala duwan ee horay tallaalka u gaari jirin sida uu Raadiyo Ergo u sheegay Cusmaan Cali Ciise oo aan la hadlay isagoo howlo tallaal ka wada deegaanka Eedanow ee Gobolka Bakool.

“Si ka hortag ah ayaan u bixinaynaa shaqaalaha waxay isugu jiraan kuwo wasaaradda caafimaadka ka socda, shaqaale kale oo horay loo tababaray oo marka olole la fulinayo howsha nala qabta marka qaar wacyi gelin ayay sameeyeen, kuwa tallaalka ayay sameynayaan, qaar waalidiinta u baahan in laga dhaadhiciyo ayay wax u sheegaan marka si nabad ah ayay noogu socotaa howsha,” ayuu yiri Cusmaan Cali

 

Previous Post

Dhageyso dood ku saabsan kaalinta warbaahintu ku leedahay joojinta tahriibka

Next Post

Duufaan laga cabsi qabo inay ku dhufato deegaanno ka tirsan Puntland

Related Posts

Qoysas la dajiyay halka lagu fogeeyo qashinka laga saaro Hargaysa oo ka cabanaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas la dajiyay halka lagu fogeeyo qashinka laga saaro Hargaysa oo ka cabanaya nolol xumo

October 12, 2026
Nugaal: Ku dhawaad kun qoys oo ku guryo, beero iyo xoolo beelay daad ka dhashay roob
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Ceel-jaale oo hoy la’aan noqday xilli digniinaha El Niño ay xoogaysteen

October 9, 2026
Dadkii fatahaadda Beledweyne ku barakacay oo bilaabay inay dib ugu noqdaan guryahoodii
Wararkii u Danbeeyay

Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar ku nool Bari

October 8, 2026
Qoysas ku biiray xeryaha Baydhabo oo cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol quus ah ku wajahaya xeryaha Caabudwaaq oo ay maciin bideen

October 7, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ragga biraha tuma oo ka cabanaya nolol xumo iyo faquuq ka saaray suuqyada Dhadhaab

October 6, 2026
Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 5, 2026
Next Post
blank

Duufaan laga cabsi qabo inay ku dhufato deegaanno ka tirsan Puntland

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-OCT-2026

IDAACADDA 12-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-OCT-2026
October 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-OCT-2026
October 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-OCT-2026
October 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-OCT-2026
October 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-OCT-2026
October 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo