carruurtan oo dhiganaysay dugsiyada hoose iyo dhexe ayay waxbarashadu ka joogsatay kaddib markii lacag laga dhigay iskuullada ay dhiganayeen oo horay lacag la’aan u ahaa. iyada oo waaliddiintooduna aanay awoowin bixinta lacagaha iskuulladu ay rabaan.
Weriyaha radio Ergo Ilyas Cabdi Cali ayaa warbixintaan Hargaysa kasoo diray.










