Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Baydhabo: Daad la tegay carruur

Radio Ergo by Radio Ergo
October 26, 2015
in Masiibooyinka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/Baydhabo/Muxiyadiin Xusni/Ergo

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay afar kalena waa lagu la’yahay daad ka dhashay roob mahiigaan ah oo ka da’ay deegaanka GoofGaduud-buureey oo duleedka degmada Baydhabo ku yaal.  Qofka dhintay waa ilmo yar oo sanad jir ah. Afarta kale oo la maleynayo inay biyo-qaadeen iyana waa carruur.

Roobka oo socday in ka badan toban saac oo xariir ah ayaa habeenkii sabtida ka da’ay deegaankaas oo 40km dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Baydhabo. Carruurta maqan weli lama hayo nolo iyo geeri midna. Tuuladaas waxaa ku nool dad beeraley iyo xoolo-dhaqato isugu jira oo ku hoyda guryo ka sameysan carshaan oo aan adkeysi u laheyn roobka xooga leh iyo dabeysha, sida uu sheegay Weriyaha Raadiyoow Ergo ee Baydhabo.

“Biyaha ayaa guriga ugu soo galay wiilkeyga oo sarriirta jiifa, halkaas ayey ka qaadeen,” ayey tiri Dahabo Macalin oo ah hooyada dhashay wiilka ku geeriyooday daadka. Hooyada ayaa ilmaha uga tagay gabadh yar oo ay dhashay, iyada oo baadigoob ugu maqneyd afar kale oo carruur ah oo ay dhashay oo dibada ku maqnaan.

Daadka ka dhashay roobka ayaa sidoo kale dumiyay buundada Baydhabo ku xirta magaalada Muqdisho. Buundadan oo Daynuunaay la yiraa waa marin muhiim u ah isku xirka tuulooyinka fog fog iyo magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo ay ka mid yihiin, sida uu sheegay gudoomiyaha gobolka Bay Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed. Gudoomiyuhu wuxuu intaa ku daray in roobku oo sameyn ku yeeshay isgaarsiinta awgeed in  war badan laga heyn deegaanada fog ee uu roobku ka da’ay.

Laakiin weriyaha Raadiyoow Ergo ee Baydhabo jooga ayaa sheegaya in roob daad wata oo ka da’ay tuulooyin ka tirsan degmooyinka Buur-xakaba iyo Qansaxdheer inay galeen dhul beereed balaaran. Daadku wuxuu la tegay keyd-raashineedkaas dadka beeraleyda ah.

Previous Post

CADAADO:-XOOLO-DHAQATO-BEERALEY-NOQONEYSA

Next Post

Buhoodle: Gaadiid roob xanibay

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Buhoodle: Gaadiid roob xanibay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-JAN-2026

IDAACADDA 20-JAN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-JAN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JAN-2026
January 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JAN-2026
January 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-JAN-2026
January 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-JAN-2026
January 16, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-JAN-2026
January 15, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo