Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Bakool: Beeralley u qaxday Tiyeegloow

Radio Ergo by Radio Ergo
August 12, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Bakool: Beeralley u qaxday Tiyeegloow
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank

Photo | Haween deegaankeeda kasoo barakacday/sawir/RadioErgo
12 August, 2015 BAKOOL

 

Ugu yaraan afar boqol oo qoys oo xoolo-dhaqato iyo beeralley isugu jira oo ka qaxay ilaa afar tuulo oo ka tirsan gobolka Bakool ayaa gaaray degmada Tiyeegloow ee isla gobolkaas labadii toddobad ee lasoo dhaafay. Dadkan oo u badan haween iyo carruur ayaa ka qaxay tuulooyinka Ceelgaras, Sigle, Biyooley iyo Dolan-doole oo dagaal ku dhex maray ciidamada dowladda iyo kooxda Shabaab labadii toddobaad ee u dambeysay.

Dowlay Ibraahim ah oo ah kontan iyo shan sano jir waxa ay ka mid tahay labaatan qoys oo kasoo qaxay tuulada tacabka caanka ku ah ee Sigle oo 45km dhanka koofureed kaga beegan degmada Tiyeeglow. Waxa ay ka qaxeen dagaal labo maalin oo xarriir ah socday oo tuulada ku dhexmaray labada ciidan.

Dagaalka ka dhacay tuulada Sigle wuxuu kusoo beegmay xilli dadka beeralleydu isu-diyaarinayeen gurashada tacabka beeraha bartamaha Agoosto. “Gurigii, xoolihii iyo dalagii beeraha oo diyaar ah baan kasoo qaxnay. Colaad baa nasoo barakicisay,” ayey Dowlay u sheegtay Raadiyoow Ergo.

Aamino Cabdulaahi Idris waa hooyo sagaal carruur ah oo ay dhashay kala soo qaxday tuulada Dalan-doolle oo ka mid ah goobaha lagu dagaalamay. Waxa ay ku heystay labo dukaan oo ka mid ah xarumaha ganacsi ee ugu weyn tuulada, iyo guri ay lahaayeen. Balse hantideedii oo dhan waa ay kasoo qaxeen, oo banaan cidlaha oo degmada Tiyeeglow bay ka joogtaa. “Banaan cidla ah baan ku hoyanaa, noloshuna way nagu adag tahay. Laakiin nabad baan heysanaa, oo iyada baa inoo muhiim ah,” ayey tiri Aamino.

Si kastaba, Maxamuud Maxamed Yuusuf oo ah madaxa arrimaha xariirka bulshada ee maamulka degmada Tiyeeglow ayaa Raadiyoow Ergo u sheegay in aysan awoodin dib u dajinta iyo quudintab qoysaska degmada kusoo qaxay. Wuxuu intaa ku daray in qoysasku qaarkood la joogaan eheladooda oo degmada horey u deganaa, halka kuwo aan qaraabadu u joogin ay iyanau geedaha hoostiida iyo dhulka banaanka ku hoydaan.

Previous Post

Qaxootigii Yemen ka yimid oo fursado shaqo ka helaya Boosaaso

Next Post

Haweenka Soomaaliyeed ee jaamacadaha ka qalin-jebiyay oo dalbanaya inay shaqooyin helaan

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
Haweenka Soomaaliyeed ee jaamacadaha ka qalin-jebiyay oo dalbanaya inay shaqooyin helaan

Haweenka Soomaaliyeed ee jaamacadaha ka qalin-jebiyay oo dalbanaya inay shaqooyin helaan

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-JUN-2026

IDAACADDA 07-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUN-2026
June 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUN-2026
June 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUN-2026
June 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUN-2026
June 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo