Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Xoolo dhaqatada Gedo oo sheegayo in abaaro iyo cuduro haya

Radio Ergo by Radio Ergo
April 9, 2015
in Masiibooyinka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | File photo/Ergo

Xoolo dhaqatadda gobolka Gedo ayaa sheegaya inay noloshoodii nugleeyeen xilli abaareed lagu jiro, qiimahii xoolaha oo aad hoos ugu dhacay iyo sidoo kale cuduro haya geela, deegaanadda cuduraddaan laga soo sheegaya ayaa ah, Geriley, Faafax Dhuun, Ceelwaaq iyo deegaano ku dhow Afmadow oo ah Jubbada Hoose.

Cabdullaahi Diiriye oo ku sugan Faafax- dhuun oo Baardheere u jirta 84km ayaa   ERGO  u sheegey labadii todobaad ee ugu dambeeyey in xoolo dhaqatada gobolka ay la soo deristey xaalado qalafsan oo is biirsadey, ayna u halgamayaan sidii ay u heli lahaayeen biyo iyo baad.

“Dadku waxay dhahaan cuduradda kud, ma ahanse, waa cudur geella haya oo ku soo boodaya uu dhakhsana u dhimanayo, baadhitaanna weli lagu samayn, waana cudur hayey geella saddexdii sano ee la soo dhaafay, wuxuuna kacaa xilliga biyo yaraanta, waxaana hadda xoolo dhaqatadu u bixiyeen Qarax, oo neefkii oo fayow ayaa dhakhso u dhacaya dhimanayana”.

Maxamed Muxumed oo ka tirsan ganacsatadda sayladda Luuq ayaa sheegay in xoolaha degmadaas la keeno ma nacfi fiicna, qiimo fiicanna ma joogaan, oo ganacsatadii xoolaha ee imaan jiray Luuq way yaraadeen, geela ayaa ugu daran oo kan sayladda la keenayo ma tamar fiicna.

Sidoo kale Maxamed Axmed oo ka mid ah ganacsatada iibka xoolaha degmada Baardheere sheegay “Sanadkan waxaa hoos u dhac uu ku yimid qiimihii xoolaha nool oo dhan, awrta waaweyn ee sanad ka hor qiimahooda uu ahaa 30 milyan, ayaa maanta seylada Baardheere waxay kamarayaan 22milyan, Lo,da , ariga iyo dameeraha  ayaa qiimahooda uu hoos u dhacay 40 boqolkiiba, arrimahaasina waxaa sabab u ah daruufaha qalaf san ee xilligan ka taagan gobolk”.

Sidoo kale collaadaha oo xiray wadooyinkii ganacsiga muhiimka u ahaa ee ka soo galayey gobolka dhinaca Gobolada Bay iyo Hiiraan ayaa xiran.

Previous Post

Barakacayaasha Baydhabo oo helay hoy

Next Post

Biyaha iyo cuntada oo gabaabsi ku ah qaxootiga Alkharas ku nool

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Biyaha iyo cuntada oo gabaabsi ku ah qaxootiga Alkharas ku nool

Biyaha iyo cuntada oo gabaabsi ku ah qaxootiga Alkharas ku nool

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-MAY-2026

IDAACADDA 15-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo