Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha Baydhabo oo helay hoy

Radio Ergo by Radio Ergo
April 7, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakacayaasha Baydhabo oo helay hoy
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Barakacayaashii ka yimid gobolka Bakool ee ku sugan magaladda Baydhabo ayaa helay hoy, dadkaan oo dhibaato ka haysatay hoyga ayaana sheegaya inay wakhtigaan ka nasteen kulaylkii darnaa iyo dhaxantii habeenkii, 70 qoys oo ah iyagu kuwii ka yimid gobolka Bakool ayaa helay guryahaan, hay,adda guddiga qaxootiga Norway ee NRC iyo maamulka demada Baydhabo ayaa barakacyaashan guriyahan cusub u dhisey, waxaana laga dhisay ADC3 kuna taala duleedka koonfureed ee Baydhabo.

Sumayo Iimaan Axmed da,adeedo waa 80-sano jir, markeedii hore waxay kasoo barakacdey degmada Waajid ee gobalka bakool sanad ka hor, waxayna u sheegtay weriyaha Ergo ee Baydhabo “Bakool ayaan ka imid, abaar daran ayaan kasoo barakacney, hadda Alle ayaa mahad leh, waayo mudo 7-bilod ah ayaa qorax kor keena ku dhamaaneysey anaga iyo carruurteena, waa inoo farxad in wakhti roobadka soo socda aan ka galno jiingadahan, aad ayaa ugu faraxney, xaley iyo habeen hore qabowgii nagu dhici jirey habeenkii waa ka nasaney.”

Caasho Cali Cabdiraxmaan waa 35 sano jir, heysatana 5 carruur ah, waxay Ergo u sheegtey in mudo lix bilood ah oo Baydhabo barakac ku ahayd ay ku hooyaneysey iyada iyo carruurteeda aqal ka sameysan marooyin iyo baakado la isku geeyey oo aan celin karin qoraxda iyo dhaxanta habeenkii dhacda, balse haatan heshey guri ilmaha kaga gabaadsato roobabka gugga oo haatanba koonfurta soomaaliya meelo ka mid ah ka da,ay.

Barakacyaasha ku dhaqan Baydhabo oo ah ku aad u fara badan dhibaato kala duwan ka cabanaya ayaa waxaa marka la gaaro xili roobaadka gugga  soo wajahaya dhibaatooyin ay uga daran tahay dhanka caafimaadka iyo hayga ay ku nool yihiin, iyadoo todobaadkasta ay soo gaaraan barakacayaal hor leh oo ka imanaya degmooyinka go’doonsan ee gobolka Bakool.

Previous Post

Roobab lagu diirsaday, khasaarana geystay oo ka da ay Diinsoor

Next Post

Xoolo dhaqatada Gedo oo sheegayo in abaaro iyo cuduro haya

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Xoolo dhaqatada Gedo oo sheegayo in abaaro iyo cuduro haya

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-SEP-202

IDAACADDA 09-SEP-202 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-SEP-202
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo