Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

Roobab lagu diirsaday, khasaarana geystay oo ka da ay Diinsoor

Radio Ergo by Radio Ergo
April 7, 2015
in Masiibooyinka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/kaydka/Ergo

Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay todobaadkaan tuulooyin ku dhow degmadda Diinsoor ee gobolka Bay ayaa keenay khasaare, degaanadda Dhaysale, Booromo, Raaxoole iyo Koore oo dhinaca bari ka xiga Diinsoor ayaa roobku ku dilay xoolaha, dadka xoolo dhaqatadda ah ayaa sheegay in deegaanka oo ay ka jirtay abaar daran iyo biyo la’aan xooluhuna ahaayeen kuwo tamar daran ay keentay dhimashadda xoolaha gaar ahaan ariga.

Saney Maxamed Cali oo ku sugan degaanka Raaxoole oo 20 km bari ka xigta Diinsoor ayaa Ergo u sheegtay “Bariga degmada Diinsor oo deegaano badan kuyaalla oo xoola dhaqatada ay degaan ayuu roob wakhtigiisa la gaarin nagu da,ay, wuxuuna watey dabeyl iyo daad xoogan oo xoolo badan oo ari u badan la tagey, aniga 15-reef iyo wixii agab ahaa oo aqalaka noogu jirey ayuu nagala tagey”.

Xasan Cabdi Nuur waa odoyaasha dhaqanka deegaanka Dhaysale wuxuu weriyaha Ergo ee gobolka Bay u sheegay “Tuulooyinka aad ayuu u saameyey roobka oo ahaa mid aad u xaaganaa, annaga tuuladaan wuxuu dilay ari tiradiisu tahay boqol iyo xoogaa neef, aqaladiina daadka ayaa qaaday badankooda”.

Dadka ayaa sheegaya in 60 qoys oo guryihii kala tegey roobku aysanna hadda haysan meel ay u hoydaan, inkastoo qasaaro uu geystey roobka da,ay, haddana dadka ayaa aad ugu diirsaday, deegaanka waxaa ka taagnaa biyo la’aan, waxaa qalalay warihii oo ahaa goobaha keliya ee biyaha laga helayey, wayse buuxsameen.

Siduu sheegay gudoomiyaha degaanka Goof-guduud Shabeelow Axmed Maxamed Jadiid “sanadkii ugu danbeeyey degaankaasi ma helin wax roob oo wanaagsan, taasoo keentay in badi warahii qalalaan.
Muxiyadiin Xusni

Previous Post

Biyo la aan ka taagan tuulooyin ka tirsan Baydhabo

Next Post

Barakacayaasha Baydhabo oo helay hoy

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Barakacayaasha Baydhabo oo helay hoy

Barakacayaasha Baydhabo oo helay hoy

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 15-MAY-2026

IDAACADDA 15-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 15-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 15-MAY-2026
May 15, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo