Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad Yemen doonyo uga soo qaxay oo yimid Boosaaso

Radio Ergo by Radio Ergo
April 10, 2015
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Dad Yemen doonyo uga soo qaxay oo yimid Boosaaso
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Shantii maalmood ee la soo dhaafay waxaa soo gaaray magaaladda Boosaaso ee gobolka Bari sideed doonyood oo sida dad ka soo firxanaya dagaaladda Yemen, dadka doonyahan saaran ayaa ah badi dadkii Soomaalida qaxootiga ku ahaa Yemen ee iyagu awooday inay dhaqaale ahaan u soo safraan.

Axmed Cilmi Cismaan oo ah wasiirka arrimaha guddaha ee Puntland ayaa Ergo u sheegay “Carruur iyo haween ayaa u badan dadka aan diwaan gelinay, sidaadaas doonyood Soomaali ayey u badan y ihiin, tiradooduna waa 253 guud ahaan dadka soo gaaray Boosaaso, 93 carruur ah, 75 waa dumar, 85 waa rag, badi dadka imanayaa waxay u badanyihiin reer Puntland, waxaase ku jira dad ka soo qaxay markii hore koonfurta Soomaaliya, qaar ka mid ah dadkaasna waxaan u gudbinay goboladoodii koonfureed, welina dhibaato badan kuma qabno”.

Puntland ayaa guddi u saartay dadka ka soo cararaya colaadaha Yemen si ay ugu diyaariyaan goobo lagu hayo iyo sidii loogu fududayn lahaa inay dib ugu noqdaan goboladii ay markoodii hore ka soo carareen.
Naciimo Maxamed Aadan waa hooyo ka mid ah dadkaan wadatana 3 carruur ah, 13 ka hor ayey u tahriibtay Yemen iyadoona ka timid Muqidhso, iyadoo gabadh ah, waxay ku guursatay Yemen oo carruurta ku dhashay, waxaan deganaa magaaladda Cadan, waxaana xafadaydii haleeshay duqayn dhinaca cirka ah, nin Yemeni ah ayaa iga gacan siiyey inaan u soo raaco doon Boosaaso, doontu waxay iga soo qaadatay 50 dollar, waxaan kaloo bixiyey xoogaa lacag ah oo la iigu fududeeyey inaan doonta soo raaco lana soo baxsado ilmahayga.

Puntland ayaa sheegtay inay filayaan qaxooti kale oo dheeraad ah, ayna ka codsanayaan hay’addaha gargaarka inay indhah ku hayaan qul qulka qaxootiga si loogu wada diyaar garoobo si wada jir ah dadka ka soo firxanaya colaadda Yemen, waxaase weli ku xaniban Yemen kumaan qaxooti Soomaaliy iyo Ethiobiyaan isugu jira oo iyaga ay u suurtoobi wayday inay ka soo baxaan wadankaas oo hadda colaado ka socdaan.

Previous Post

Biyaha iyo cuntada oo gabaabsi ku ah qaxootiga Alkharas ku nool

Next Post

Qoysas ka soo noqday xeryaha Dhadhaab oo ay duruufi ku haysato Baydhabo

Related Posts

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Next Post
Qoysas ka soo noqday xeryaha Dhadhaab oo ay duruufi ku haysato Baydhabo

Qoysas ka soo noqday xeryaha Dhadhaab oo ay duruufi ku haysato Baydhabo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 14-MAY-2025

IDAACADDA 14-MAY-2025 by Radio Ergo

IDAACADDA 14-MAY-2025
Episode play icon
IDAACADDA 14-MAY-2025
May 14, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo