Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Wararkii u Danbeeyay

Hargeysa: xarun lagu baaro ebola oo laga furay garoonka Cigaal

Radio Ergo by Radio Ergo
October 30, 2014
in Wararkii u Danbeeyay
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Sawir/qaar ka shaqaalaha caafimaadka oo hubinaya heerka qanadhada rakaabka ee garoonka Cigaal/Cumar Seerbiya/Ergo

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeys ayaa laga furay xarun cusub oo loogu tala galay in lagu baaro rakaabakla socda diyaraaha ka imaanaya dalka kale si loo hubi xaaladooda caafimaad ee la xiriirta cudurka adduunka dedaalka ugu jiro in la xakemeeyo ee Ebola.

Wasiirka caafimaadka Soomaalinad Saleebaan Ciise Xaglo Toosiye ayaa sheegay in hawshan ay iska kaashanayaan qaar ka mi dah shaqaaklasha wasaaradda iyo shaqaalaha garoonka oo loo tababaray habkay u baari lahaayeen cudurka, ayado qalabka ay adeegsanayana ay ugu deeqday wasaaradda oo ka heshay hay’ado k acaawiya dhanka caafimaadka.

Xaglo Toosiye ayaa intaa ku daray in arrinta loo arkay inay muhiim tahay maadamaa garoonka diyaaradah  ee Cigaal ay kl asoo degaan diyaarado u shaqeeya qaab caalimi ah kana hawgala Africa.

Maamule ku xigeenka garoonka Nageeye Maxamed Xasan oo la hadlay Raadiyaha Ergo ayaa sheegay in habka baaritaanka noqonayo qofka oo marka hore la eegayo inay qandho hayso iyo in kale haddii ay qanadu tahay mid saraysa meel gaar ah ayaa la gaynayaa kadib ayaa si fiican loo baarayaa haddii qofka wax qandho ah laga waayo waa la fasaxyaa, haddii calamadaha cudurka laga helo waxaa laga qaadayaa tallaabo ku haboon balse waxaan ku dedaalaynaa in dadka qaba cudurakan aysan soo gudbaan.

Nageeye ayaa intaa ku daray in markii hore shaqaalaha garoonka ay siiyeen wacyi galin ku aadan habka cudurka iyo sidii ay isaga ilaalin la haayeen naftooda, qofka kasta oo rakaabka ka mid ah waa la baraayaa oo meesha waxaa jooga dhaqaatiir caafimaad.

Wasiirka ayaa sheegay in dhammaan xuduudaha iyo garoomada deegaannada Soomaaliland  la qorshaynayo in laga sameeyo xarumo lagu baarayo cudurka Ebola, shaqaalaha la tababaray ayaa kala socda wasaaradaha caafimaadka, arrimaha gudaha iyo socdaalka.

Cumar Seerbiya/FO

Previous Post

Cadaado: 50 carruur ah oo ka faa’idesaneysa waxbarasho bilaash ah

Next Post

AMPUTEE GRADUATES FROM UNIVERSITY IN HARGEISA

Related Posts

Sanaag: Nolol xumo ka dhalatay dab baabi’iyay tuulada Milxo
Cunto-Yaraanta

Dab qasaare gaystay oo saamayn ku yeeshay boqollaal qoys oo ku nool Hargaysa

October 2, 2026
Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari
Wararkii u Danbeeyay

Qasaare ka dhashay roob dabeyl watay oo saamayn ku yeeshay danyar oo ku nool Bari

October 1, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Roob la’aan qalajisay beeraha oo barakicisay 300 qoys oo maciin biday Afgooye

September 30, 2026
blank
Cunto-Yaraanta

Afar boqol oo macalin oo shaqo la’aan noqday, markii ay xirmeen iskuullo ku yaalla Garowe

September 25, 2026
Adado mechanic gears up displaced youth for jobs in vehicle repair and solar tech
Wararkii u Danbeeyay

Dhalinyaro la baray xirfaddo ay ku maareeyaan nolosha qoysaskooda oo barakac ku ah Cadaado

September 24, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 22, 2026
Next Post
Sheekada Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo ah naafo labada gacmood go’an kan qalinjabiyey jaamacadda

AMPUTEE GRADUATES FROM UNIVERSITY IN HARGEISA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 03-OCT-2026

IDAACADDA 03-OCT-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 03-OCT-2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-OCT-2026
October 3, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 02-OCT-2026
October 2, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 01-OCT-2026
October 1, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-SEP-2026
September 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-SEP-2026
September 29, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo