Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

BEERALAYDA IYO XOOLO DHAQATO KA FAA’IDAYSTAY MASHRUUC KOR LOOGU QAADAYO DAAQA

admin by admin
October 8, 2014
in Cunto-Yaraanta
0
BEERALAYDA IYO XOOLO DHAQATO KA FAA’IDAYSTAY MASHRUUC KOR LOOGU QAADAYO DAAQA

Photo | Sawir/keyd/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Beeraley iyo xoolo dhaqato ku sugan degaano ka tirsan Arabsiyo oo ka tirsan Hargeysa ayaa ka faa’iidaystay mashruuc lagu tayo gelinayo daaqa iyo caanaha xoolaha.

Mashruucaan oo socday 6-dii bilood ee ugu danbaysay ayaa waxaa fulinaysa hay’adda ICIPE oo ka shaqaysa baaritinnaada cayayaanka iyo cuduradda ku dhaca beeraha, iyadoo Midowga Yurubna uu maal geliyey, mashruucaan ayaa loogu tala galay inay ka faa’iidaystaan dadka isla tabcada xoolaha iyo beeraha.

Dr. Maxamed Xasan Maxamuud oo ah madaxa mashruucaan ee hay’adda ICIPE ayaa Ergo u sheegay

“Mashruucaan waxaa la yiraahdaa mashruuca tayeynta iyo horumarinta Somaliland, wuxuuna soo bilowday bishii May ee sanadkaan, mashruucu qaybo badan ayuu leeyahay, ICIPE aya fulinaysa.

Ujeedada mashruucu waa in daaqa oo ah dhibaatadda haysata xoolo dhaqatada Soomaaliya loo helo hab wanaagsan, mashruucu wuxuu tijaabiyey laba nooc oo caws ah lagana keenay wadanka Baraasiil oo lakala yiraahdo Barakeriya, dismodiam, waana hannaan beeralayda yar yare ee xoolaha dhaqdaa isku dhex beeran karaan daaq iyo raashin, waana arrin si wanaagsan u midho dhashay markaad aragto wejiga koowaad sidii loo arkay jawaabteedii

Cabdulqaadir Maxamuud Axmed oo ah beeraley iyo xoolo dhaqato oo ku nool tuulada Huluqo ee ka tirsan Arabsiyo ayaa Ergo u sheegay in tijabadaan cusub ay ka faa’iidaysteen 5tii bilood ee la soo dhaafay “annigu waxaan leeyahay lix sac iyo 30 adhiya, iyo beer dhan afartan mitir oo isku wareeg ah, horay daaqa dhulka caadi uga baxa ayaa siinayey,  waxaanan ka helayey sacii 1 litir oo caano ah, intaan cawskaan siinayey waxaan ka helaa 2 litir sacii, runtiina noloshii qoyskayga way is bedeshay, waxaan dakhli u helay carrurtaydii oo hadda 4 ka mid ahi ay aadan iskuul”

Dr. Maxamed Xasan ayaa sheegay in cawskaani u leeyahay faa’iidooyin door ah bulshada, sida inuu ciidda u nafaqeeyo, ka hortegista cayayaanka oo urtiisa ay ka cararayaan iyo inuu daaq fiican u noqdo xoolaha, cawskaan ayaa uga adkaysi badan roob yarida cawskii horay uga bixi jiray wadanka ayna rajaynayaan inuu wax ka taro daaq xumidda haysata xoolo dhaqatada Soomaaliya.

Maxamed Xasan

Previous Post

Xaaladda dadki ka barakacay Saaxdheer oo laga dayrinayo

Next Post

Saboolnimada oo inta badan gabdhaha Soomaaliyeed ka saarta waxbarashad

Related Posts

Somalia news, Latest news, Drought, Somali news, Mogadishu live news
Beeraha Iyo Xoolaha

Xoolo-dhaqato ku wajahaya Somaliland cunno xumo, go’doon iyo roob la’aan

August 7, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku hanti beelay colaad oo Muqdisho ku wajahaya nolol xumo

August 5, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, hoy la’aan iyo dayac ku haysta Baladwayne qoys la barakiciyay

August 3, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

August 2, 2026
Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug
Beeraha Iyo Xoolaha

Cunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug

July 15, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Saboolnimada oo inta badan gabdhaha Soomaaliyeed ka saarta waxbarashad

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 08-AUG-2026

IDAACADDA 08-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 08-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-AUG-2026
August 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-AUG-2026
August 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-AUG-2026
August 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-AUG-2026
August 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-AUG-2026
August 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo