Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Saddex carruur ah oo macaluul ugu geeriyooday degmada Waajid

Radio Ergo by Radio Ergo
June 5, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Barakacayaal cusub oo yimid Baydhabo/Sawir/Muxiyadin/Ergo

Saddex carruur ah ayaa ilaa hadda la xaqiijiyey inay  macaluul ugu dhinteen degmada Waajid ee gobolka Bakool, degmadaan ayaa muddo afar bilood ah go’doon ka ahayd dhammaan wixii sahay ganacsi oo cuntadu ka mid tahay, degmadaan ayaa afar waddo soo galaan, Yeed, Luuq, Baydhabo iyo Rabdhuurre oo hilaadda qiyaas is le’eg u wada jira, dhammaanna afartaas waddo ayaa xiran.

Maxamed Cabdi Xasan oo ah guddoomiyaha urur dhalinyaro oo ka dhisan degmadaas ayaa Ergo u sheegay in xaaladaha hadda ka taagan degmada aan la eegan karin, ayna arkayaan dadkii oo gaajo u dhimanaya, loona baahan yahay gurmad degdeg ah oo lagu samata bixiyo dadka.
Maxamed ayaa sheegay in xaafado ka mid ah ay ku geeriyootay carruurtaani, ayna hadda jiraan dad kale oo badan oo la saxariirsan macaluul, ciidamada AMISOM iyo kuwa dawladda ayaa ay ururkaani ku eedeeyeen inay xaaladda fiirsanayaan oo aysan weli wax tallaabo ah oo gurmad ah samayn.
Dhalinyarada degmada ayaa sheegay inay sameeyeen tirakoob guud oo ay ku sameeyeen toddobaadkaan tirada dadka degmada ku nool, taasoo ay tiradooda ku sheegeen 4850 qoys inay noqotay.
Masuuliyiinta dawladda ee degmooyinka ayaa sheegaya inay jirto sahay raashin gar gaar ah oo loogu tala galay gobolka Bakool oo ku xayiran Baydhabo, Cali Cabdidoon Xalane oo ah agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Soomaaliya ayaa Ergo u sheegay in gaadiidkaan sahayda sida oo tiro ahaan dhan 25 gaari ay yimaadeen Baydhabo bishii May 3deedii, ilaa haddana aysan u gudbin gobolkii loo waday sahayda ee Bakool, sababahana lagu sheegay ammaanka, waddooyinka oo xun iyo roobabkii xilliga gu’ga oo iyana socodka gaadiidka saamayn ku yeeshay, isagoona intaas ku daray ina ka war hayaan xaaladda cunto ee gobolka Bakool ka jirta ayse hadda wadaan isku day inay gudbiyaan sahaydaan.
Muxiyadiin/MH
Previous Post

Barakacayaal xoog looga saarayo dhisamaha safaaraddii hore ingiriiska

Next Post

Dawladda Soomaaliya oo sheegtay in tirada dadka ku barakacaya waddanka gudihiisa aysii kordhayaan

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Dawladda Soomaaliya oo sheegtay in tirada dadka ku barakacaya waddanka gudihiisa aysii kordhayaan

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-JUN-2026

IDAACADDA 07-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUN-2026
June 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUN-2026
June 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUN-2026
June 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUN-2026
June 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo