Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dawladda Soomaaliya oo sheegtay in tirada dadka ku barakacaya waddanka gudihiisa aysii kordhayaan

Radio Ergo by Radio Ergo
June 5, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Qaar ka mid ah barakacyaasha cusub ee yimid Muqdisho/Sawir/Cabdulqaadir/Ergo

Hay’adda maarraynta qaxootiga iyo barakacayaasha ee dawladda Soomaaliya ayaa sheegaysa in tirada dadka ku biiraya xeryaha lagu barakacay ee guud ahaan waddanka ku yaal ay sii kordhayaan, iyagoo taas u sababeeyey in afar xaaladood oo soo kordhay yihiin kuwa keenay duruufta barakaca, dagaalladii socday saddexdii bilood ee la soo dhaafay, abaartii iyo biyo la’aantii iyo dadkii laga soo tarxiilayey waddamo ay ka mid yihiin Kenya iyo Sacuudi Caraybiya.

Axmed Cabdikariin Daahir  oo ah madaxa hay’adda maarraynta qaxootiga iyo barakacayaasha ee dawladda Soomaaliya ayaa Ergo u sheegay in dagaalladii socday saddexdi bilood ee la soo dhaafay, abaarihii iyo biyo la’aantii dhacday xilligii gu’ga ay 70  kun oo qoys ku biireen xeryaha lagu barakacay ee ku yaal waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye,  dadkaan ayaa ka yimid dhinaca gobollada Bay, Bakool iyo gobollada dhexe, sidoo kale ay gaareen dad aan tiradooda aan la hayn xeryaha ku yaal magaalooyinka Kismaayo, Baydhabo, Beledweyne iyo gobollada Puntland.
Axmed ayaa sidoo kale sheegay in 359 qof oo laga soo tarxiilay Kenya labadii bilood ee ina dhaaftay, iyana dad ka mid ahi ay ku biireen barakacayaasha, inkastoo hay’adda IOM ay gacan ka siisay qaar kamid ah inay u gudbaan gobollada ay asal ahaan u dhasheen.
Xeryaha lagu barakacay ee Muqdisho ku yaal ayaa ay ka jiraan duruufo nololeed, qaar ayaan lahayn biyo, saxo hagaagsan iyo adeegyo caafimaad, toddobaadkii tegey warbixin ay soo saartay sanduuqa badbaadada carruurta qaramada midoobay ee UNICEF ayaa lagu sheegay in 50 kun oo carruur ah una badan dadka barakacay ee Soomaaliya ay yihiin kuwo macluulaya.
Cabdilqaadir/MH
Previous Post

Saddex carruur ah oo macaluul ugu geeriyooday degmada Waajid

Next Post

CUNTO LA AAN KA TAAGAN BUULOBERDE

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
CUNTO LA AAN KA TAAGAN BUULOBERDE

CUNTO LA AAN KA TAAGAN BUULOBERDE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-SEP-2026

IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-SEP-2026
September 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo