Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Tartan furan: qoraal-curin, gabay iyo farshaxan

Radio Ergo by Radio Ergo
May 26, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Tartan furan: qoraal-curin, gabay iyo farshaxan
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank26 May, 2014 SOOMAALIYA

Tartan qoraal-curin, gabay iyo farshaxan: ‘Soomaaliyadeyda’

Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNHCR waxay weriyeyaasha, qoraayaasha iyo farshaxamiisteyaasha Soomaaliyeed ku wargelineysaa inay billowday tartan loogu dabaaldegayo Maalinta Caalamiga ah ee Qaxootiga. Tartanka oo saddex qeybood ka kooban waxaa looga qeybgeli karaa qoraal-curin, gabay iyo farshaxan cinwaan looga dhigay ‘Soomaaliyadeyda’.

Tartanku wuxuu u furan yahay weriyeyaasha, qoraayaasha iyo farshaxamiisteyaasha ku nool xeryaha lagu barakacay ee gudaha iyo kuwa qaxootiga ee dalalka deriska ah. Qoraalka curiska ah waa in uu ka koobnaadaa 800 oo eray. Farshaxanku wuxuu ka koobnaan karaa sawir-gacmeed, mid kaamiro lagu qaaday ama nooc walba oo kale oo farshaxan la xiriira. Wax kasta oo aad tartanka uga qeyb-galeyso waa in ay ku dhignaadaan Ingiriis.

Haddaba, haddii aad daneyneyso in aad tartanka ka qeyb-gasho, fadlan soo dir qoraal curis ah, gabay ama farshaxan aad abuurtay ka hor 10-ka bisha Juun ee sanadka 2014, adigoo kusoo hagaajinaya Email: infosomalia@unhcr.org. Fadlan soo raaci qoraalka 5-sadar oo aad ku xuseyso magacaaga iyo da’daada.  Dadka guuleysta waxaa la shaacin doonaa oo la abaal-marin doonaa Maalinta Caalamiga ah ee Qaxootiga oo ku beegan Jimco, 20 Juun, 2014-ka.

Previous Post

Barakacayaasha duleedka Muqdisho oo ay ku adagtahay helidda adeegyada caafimaadka

Next Post

Tahriibayaasha Soomaaliyeed oo lagu qafaasho Libya

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Tahriibayaasha Soomaaliyeed oo lagu qafaasho Libya

Tahriibayaasha Soomaaliyeed oo lagu qafaasho Libya

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-SEP-2026

IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-SEP-2026
September 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo