Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaasha duleedka Muqdisho oo ay ku adagtahay helidda adeegyada caafimaadka

Radio Ergo by Radio Ergo
May 21, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakacayaasha duleedka Muqdisho oo ay ku adagtahay helidda adeegyada caafimaadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blankPhoto | Sawir/Kaydka Cabdulqaair Cabdulle
21 May, 2014 MUQDISHO

Barakacayaasha ku nool deegaannada Sarkuusta,Tabeellaha Sh Ibraahim, xarunta ciidamada asluubta Garasbaalleey iyo KM13 oo ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho, ahna deegaannada ugu badan oo xilligan ay deegaansanayaan barakacayaal isugu jira kuwo ka baxay gudaha magaalada Muqdisho iyo kuwo dhowaan ka yimid deegaanno ka mid ah gobolka Shabeellada Hoose oo colaado ay ka soo cusboonaadeen ayaa sheegaya inaysan heli karin adeegyada caafimaadka, deegaannadaas oo aan xarumo caafimaad lahayn awgeed.

Barakacayaashan ayaa sheegaya in magaalada oo u jirta 10km aysan u doonan karin adeegyada caafimaadka, Xabiibo Aadan waa hooyo leh 4 carruur ah, qaar ka mid ah carruurta ayaa waxaa ka soo ritay xanuunnada Jadeecada iyo xiiqdheerta sida ay u sheegtay raadiyo Ergo “Ma haayo fursad aan gudaha magaalada ugu aado isbitaal, iyaga ayaan nolol maalmeedkooda u raadiyaa.” Ayay tiri Xabiiba.

Caliyow Xasan oo ka mid ah dadkii dhowaan ka soo barakacay deegaanno hoos yimaada degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegay in nolosha adag ay u dheer tahay caafimaad darro.

“Hadduu qof uu naga xanuunsado, waa inaad iska sugtaa hadduu geeriyoodo iyo hadduu caafimaadaba, daryeel caafimaad oo aan u heli karno malaha.” Ayuu yiri Caliyow.

Aamina Yuusuf  oo ah hooyo leh 6 carruur ah ayaa sheegtay inay carruurteed ku argatay cudurka maqaar cuncunka, iyo cudurrada shuban biyoodka, “Waxaan kasoo barakacnay deegaanno fogfog, halkan baan usoo doonannay nolol wanaagsan, balse hadda carruurtoo dhan baa iga xanuunsan, mana aqaan meel aan geeyo, guriga ayaan isaga haystaa.” Ayay tiri Aamina.

Cabdulqaadir Cabdulle/FM

Previous Post

Xerada Badbaado oo biyaha ay ka go’een

Next Post

Tartan furan: qoraal-curin, gabay iyo farshaxan

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
Tartan furan: qoraal-curin, gabay iyo farshaxan

Tartan furan: qoraal-curin, gabay iyo farshaxan

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-JUN-2026

IDAACADDA 07-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUN-2026
June 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUN-2026
June 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUN-2026
June 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-JUN-2026
June 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-JUN-2026
June 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo