Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Tahriibayaasha Soomaaliyeed oo lagu qafaasho Libya

Radio Ergo by Radio Ergo
May 27, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Tahriibayaasha Soomaaliyeed oo lagu qafaasho Libya
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blankPhoto | Muhajirin Somaliyed oo ku sugan Mosambique/Sawir/kaydka/Farah Dubad/Ergo
27 May, 2014 SOOMAALIYA

Waxaa kordhaya tirada dhalinyarada Soomaaliyeed ee tahriibka ah ee lagu qafaasho saxaraha Libya si lacag madaxfurasho ah looga qaato waalidkood. Dhalinyaradaas oo kumannaan ah ayaa sanad weliba dalka uga tahriibaya iyagoo shaqo iyo nolol doon ah. Qaar badan oo tahriibayaasha ka mid ah waxa ay ka qalin-jabiyeen jaamacadaha iyo dugsiyada sare ee dalka.

Wiilka Muxubbo Axmed Shire ayaana ka mid ah koox dhalinyaro Soomaali ah oo lagu heysto saxaraha Libya. Wiilkan oo ka qalin-jabiyey mid ka mid ah jaamacadaha ku yaal degmada Boosaaso ayaa reerka ka dhuuntay si uu ugu tahriibo Yurub isaga oo Itoobiya, Suudaan iyo Libya sii maraya kadib markii uu ku hungoobay in uu shaqo ka helo gudaha dalka.

“Meel walbaan ka raadiyey, kadib buu Addis Ababa iga soo wacay,” ayey tiri Muxubbo oo agoonnimo kusoo korisay ilmaheeda. Laakiin kooxo burcad ah ayaa saxaraha Libya ka qabsaday wiilka Muxubbo, iyaga oo dalbaday lacag madaxfurasho ah oo dhan shan kun oo doollar haddii kale ay dili-doonaan wiilka.

Markaas kadib Muxubbo ayaa ku qasbanaatay inay iibiso guri saddex qol ka kooban oo ay Gaalkacyo ku lahaayeen kadibna ay lacag ka daynsato  dad daris iyo qaraabo ah si wiilkeeda loo sii daayo.

“Ilaa hadda waxaan diray lacag dhan $7,000 doollar, welina waa la heystaa,” ayey Muxubbo u sheegtay weriye ka tirsan Raadiyoow Ergo.

Muxubbo oo keli ah ma ahan qoysaska carruurtooda oo tahriib-socota lagu qabsado saxaraha Libya, welina lagu heysto. Laakiin Maryam Maxamed Nuur oo iyana ah waalid danyar ah ayaa wiilkeeda lagu heystaa saxaraha Libya. Laakiin sida Muxubbo ma heli karto lacag ay kusoo deyso wiilkeeda.

Previous Post

Tartan furan: qoraal-curin, gabay iyo farshaxan

Next Post

Carruur miino ay kula qaraxday Balanballe

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Carruur miino ay kula qaraxday Balanballe

Carruur miino ay kula qaraxday Balanballe

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 08-SEP-202

IDAACADDA 08-SEP-202 by Radio Ergo

IDAACADDA 08-SEP-202
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo