Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Carruur miino ay kula qaraxday Balanballe

Radio Ergo by Radio Ergo
May 30, 2014
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Carruur miino ay kula qaraxday Balanballe
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blankPhoto | Haraadiga walxaha qarxa/Sawir/Keydka Axmed Taakilo
30 May, 2014 GALGADUUD
Hal wiil ayaa ku geeriyooday labo kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray, kaidb markii ay miino kula qaraxday degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud.

Labada wiil ee dhaawaca ah ayaa loo qaaday isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo, wiilka geeriyooday oo lagu magacaabayay Sharma`arke, ayaa da`diisu ay ahayd 12jir, waxaana isaga iyo saaxiibbadiis ay ku ciyaarayeen miino ay waddada ka heleen, taasoo markii dambe ku qaraxday.

Baxsan Salaad Xaashi oo ah hooyada dhashay wiilka geeriyooday ayaa sheegtay inay wiilkeeda suuqa wax uga dirsatay, kadibna ay maqashay inay miino dishay.

Baxsan ayaa sheegtay in miinadu ay halis ba`an ku hayso carruurta degmada, oo waxa koowaad ee carruurta looga walwalo ay tahay .

“Maaddaama uu carruurteyda uu isaga ugu weyn yahay baan suuqa adeeg uga diran jiray, carruurta kale inay bannaanka u baxaan umaba oggoli, waxaan uga baqayaa inay faraha la galaan miinooyinka oo ay waxyeello kasoo gaarto. “ ayay tiri Baxsan.

Maamulka degmada Balanballe ee gobolka Galguduud oo kaashanaya hay’adda miino saarista ee Denmark ayaa ole-ole miino saaris ah ka sameeyay deegaanka Balanballe iyo tuulooyinka ku dhow dhow 19kii Luulyo 2013kii, wuxuuna socon doonaa ilaa dhamaadka bisha.

Lama qiyaasi karo tirada rasmiga ah ee miinooyinka ku aasan deegaanka Balanbale oo furin muhiim ah u aheyd dagaalladii Soomaaliya iyo Itoobiya dhex maray 1977, sida uu sheegay madaxa waaxda arrimaha bulshada ee maamulka degmada Balanballe Rijaal Axmed Maxamed, isagoo intaa raaciyay inaysan hayn tirade miinooyinka rasmiga ah iyo calaamado la tix raaco oo muujinaya meesha ay ku aasan yihiin.

Rijaal Axmed Maxamed wuxuu sheegay in miinooyinka oo deegaankaas lagu aasay inta uu socday dagaalkaas ay halis weyn ku hayaan nolosha dadka iyo xoolaha deegaanka muddo 30 sano ka badan.

Previous Post

Tahriibayaasha Soomaaliyeed oo lagu qafaasho Libya

Next Post

Barakacayaal xoog looga saarayo dhisamaha safaaraddii hore ingiriiska

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 27, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Barakacayaal xoog looga saarayo dhisamaha safaaraddii hore ingiriiska

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 07-SEP-2026

IDAACADDA 07-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 07-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-SEP-2026
September 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-SEP-2026
September 5, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 04-SEP-2026
September 4, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 03-SEP-2026
September 3, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
  • blankEnglish

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo