Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

QIIMAHA XOOLAHA NOOL

Radio Ergo by Radio Ergo
December 27, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Xoolo dhoof loo diyaarinayo oo ku jira maxjarka Aljaabiri ee Boosaso/Sawir/kaydka/Maxamed Xasan/Ergo

Qiimaha geela, lo’da iyo ariga ayaa sare uga kacay suuqyada gobollada Banaadir, Shabeelada Dhexe, Jubada Dhexe iyo Gobolka Gedo. Maxamed Cali oo ka mid ah ganacsatada xoolaha ee suuqa magaalada Muqdishu wuxuu raadiyoow Ergo u sheegay in qiimaha xoolaha sare u kaceen sababtoo ah tirada xoolaha magaalada yimaada ayaa aad hoos ugu dhacay.

Xasan Cali oo isna ka mid ah ganacsatada xoolaha ee suuqa Jowhar wuxuu qiimo kororka xoolaha ku sababeeyay fatahaada webiga Shabeelle oo kala xirtay gobolka Shabeelada dhexe, taas oo keentay in xoolo yar suuqa yimaadaan.

Ganacsade Ibraahim Maxamed oo isna jooga suuqa Araboow ee gobolka Jubada Dhexe wuxuu isna sheegay qiimaha xoolaha sari ugu kaceen shirkado suuqa ku jira oo xoolaha iibsanaya. Ceelwaaq, Axmed Diiriye wuxuu sheegay in xoolo badan oo qaarkood ka yimaadaan Kenya suuqa magaalada isugu yimaadeen.

Suuqa Muqdisho
Geela

Muunada 1: 26,000,000 So sh
Muunada 2: 15,000,000 So sh
Muunada 3: 10,000,000 So sh

Ariga
Muunada 1: 4,000,300 So sh
Muunada 2: 2,500,000 So sh
Muunada 3: 2,000,000 So Sh

Suuqa Jowhar
Geela

Muunada 1aad: 20,000,000 So sh
Muunada 2aad: 15,000,000 So Sh
Muunada 3aad: 10,000,000 So Sh

Suuqa Baardheere
Geela

Muunada 1aad: 20,000,000  So Sh
Muunada 2aad: 18,000,000 So Sh
Muunada 3aad: 10,000,000  So Sh

Suuqa Salagle
Geela

Muunada 1aad: 22,000,000 So Sh
Muunada 2aad: 17,000,000 So Sh
Muunada 3aad: 13,000,000 So Sh

Ariga
Muunada 1aad: 17,000,000 So Sh
Muunaada 2aad: 12,000,000 So Sh
Muunada 3aad: 6,000,000 So Sh

Suuqa Ceelwaaq

Geela
Muunada 1aad : $1160 USD
Muunada 2aad: $750 USD
Muunada 3aad: $460 USD

Lo’da
Muunada 1aad : $460 USD
Muunada 2aad: $300 USD
Muunada 3aad: $150 USD

Ariga
Muunada 1aad : $100 USD
Muunada 2aad: $50 USD
Muunada 3aad: $20 USD

MR/MRS

Previous Post

Xarun caafimaad oo laga furay xeryaha calanley

Next Post

CABDIWELI SHEEKH: WAA MUHIIM INAAN SI GAAR AH U EEGNO DADKAN BARAKACAYAASHA AH…

Related Posts

Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud
Beeraha Iyo Xoolaha

Kulaylka cimilada iyo biyo yari isbiirsaday oo nolol adag galiyay reer-guuraaga Galgaduud

August 21, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Reer-guuraa Galgaduud oo ka cabanaya cudur ka dilaya xoolaha oo il-dhaqaale u ah

August 14, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Somalia news, Latest news, Drought, Somali news, Mogadishu live news
Beeraha Iyo Xoolaha

Xoolo-dhaqato ku wajahaya Somaliland cunno xumo, go’doon iyo roob la’aan

August 7, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku hanti beelay colaad oo Muqdisho ku wajahaya nolol xumo

August 5, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

CABDIWELI SHEEKH: WAA MUHIIM INAAN SI GAAR AH U EEGNO DADKAN BARAKACAYAASHA AH...

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 21-AUG-2026

IDAACADDA 21-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 21-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-AUG-2026
August 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-AUG-2026
August 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-AUG-2026
August 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-AUG-2026
August 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-AUG-2026
August 17, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo