Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

CABDIWELI SHEEKH: WAA MUHIIM INAAN SI GAAR AH U EEGNO DADKAN BARAKACAYAASHA AH…

Radio Ergo by Radio Ergo
December 30, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankRa’iisulwasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa sheegay in caawinta barakacayaasha ay tahay qorshayaashiisa ugu waaweyn, isagoo sheegay inuu hubin doono in barakacayaasha laga acawiyo sidii ay noloshooda dib ugu dhisan lahaayeen.

Mar uu booqasho ku tegay xerada barakacayaasha Rajo oo ay ku nool yihiin 2.400 oo qoys, kana soo barakacay gobolladii ay ku dhufatay macluusha sanadkii 2011kii ayuu raysalwasaaruhu sheegay inuu dareemayo marxaladaha ay ku nool yihiin dadka barakacayaasha ah oo xilligan ay heystaan arrimo dhowr ah, sida kuwa ka soo barakacay abaaro,dagaallo, colaado daba dheeraay iyo daruufo kale loona baahanyahay in la qaado tallaabooyin iskugu jira quudin iyo dib ugu celinta dadka deegaannadii ay ka soo barakaceen.

“Waa muhiim inaan si gaar ah u eegno dadkan barakacayaasha ah, waa dad meehsii ay dhaqaalo ka heli jireen ayna ku noolaayeen kasoo barakacay. Waa inaan kala shaqeynaa sidii ay dib ugu soo kaban lahaayeen.” Ayuu yiri Mudane Cabdiwali.

Raysal wasaaraha ayaa sheegay in waxyaabaha uu wax ka qaban doono ay ka mid yihiin caafimaadka, isagoo sheegay inuu ahmiyad gaar ah siin doono dhismaha wasaarad caafimaad si ay ula tacaasho howlaha caafimaadka, loona soo celiyo adeegyadii caafimaadka bilaashka ahaa.

Dhanka waxbarashadana, wuxuu Mudane Cabdiwali  xarigga ka jaray iskuulka Macallin Nuur oo hadda lagu bilaabayo mashruuca aada dugsiyada oo dowladda Soomaaliya  ay gacanta ku hayso, taasoo qayb ka ah  soo celinta waxbarashadii bilaashka ahayd.”Waxbarashada waa midda kaliya ee looga bad baadi karo dhibaatooyinka, xoogga ayaana saari doonnaa waxbarashada” Ayuu yiri raysal wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed.

Waa talaabadii ugu horresay ee uu qaaday raysalwasaaraha cusub ee Soomaaliya arrimaha bulshada gaar ahaan arrimaha barakacayaasha  iyo waxbarashada.

Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle/FM

Previous Post

QIIMAHA XOOLAHA NOOL

Next Post

SOOMAALI LAGA SOO DAABULAY KOOFURTA SUUDAAN OO LAGA SOO DEJIYAY MUQDISHO

Related Posts

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku hanti beelay colaad oo Muqdisho ku wajahaya nolol xumo

August 5, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, hoy la’aan iyo dayac ku haysta Baladwayne qoys la barakiciyay

August 3, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

August 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qorshe lagu horumarinayo Muqdisho oo shaqo la’aan biday barakac iyo danyar

July 14, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

SOOMAALI LAGA SOO DAABULAY KOOFURTA SUUDAAN OO LAGA SOO DEJIYAY MUQDISHO

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 21-AUG-2026

IDAACADDA 21-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 21-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-AUG-2026
August 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-AUG-2026
August 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-AUG-2026
August 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-AUG-2026
August 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-AUG-2026
August 17, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo