Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

BEERALAYDA XALIN OO KA YAABBAN TIXRIGA BEERAHOODA KU DHASHA

Radio Ergo by Radio Ergo
December 17, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Beeraha tuulada Xalin ee duleedka Taleex ku yaal/sawir/Abdikarim Olol

Beeraleyda xalin ayaa waxaa soo gaaray dhibaato uga timid cudur ku dhacay dalaggii ay beertee. Tulada Xalin waxay qorrax ka soo baxa uga beegan tahay gobolka Sool, waxayna u jirtaa ilaa saddex kiiloomitir, waana meesha ugu beeraha badan gobolkaas.

Tuuladan waxay dhaqaale ahaan ku tiirsan tahay dalagga ka soo baxa beeraha, waxayna dhibaato kala kulmeen cudurkaas ku dhacay beerahooda sida ay  u sheegeen raadiyo Ergo.

Xuseen cabdi Maxamuuda ayaa isagoo raadiyo  Ergo u warramaya yiri” meeshani waxay caan ku tahay beeraha dhanka gobolka sool iyagoo leh  240 beerood” kuwasoo lagu beero dalagyo kala geddisan sida Galleyda iyo arabakhida. Xuseen wuxuu codsaday in laga kaalmeeyo daawadii ay kula tacaali lahaayeen tixriga ka kagalay beerahooda.

Maryama Xasan Muuse ayaa tiri “aniga waxaan leeyahay beer, hadaan kaawaramo iminka waxa aan beeray labo hektaar xagaagan maanta ah, beeraha kalana waxaa awoodda ugu badan dhaqaalihii naga qaatay tirxi naga galay beeraha  markaa tirxigan naga galay beeraha mahayno daawo disha.

“Cudurka ugu badan ee beeraha naga haystaa waa tirxigaa, anaga waxa jaaliyado ah nama caawiyaan waxaa nacawisay haayada DRC oo noo keenty matoorro majrafado, tuubooyin kaaryoolo aad baan ugu mahad celinay haayadaa” ayay tiri Maryan

Maryan ayaa tiri mar kale “dhaqaalo ma hayo aan mar dambe waxa ku beerto niayad uma hayo waayo meeshaan xagaagii dhawaa aan ku khasaaray oo aan hiktar  ku khasaaray oo labo hiktar ku khasaaroobay oo aan nus hiktar ku khasaaroobay miyaan niyad u hayaa waayo sanadkan roob fiican baa na helay oo ciidda aad ayuu una faqeeyay, markaa dhaqaalihii oo dhan hoos ayuu u dhacay”.

Waris Faarax  Maxamed ayaa Ergo ku tiri” aniga beer baan leeyahay khasaaro aad u balaadhan ayay igelisay 50 milyan gaaraysa, dhibaatadaa waxaa u badan tirxi ku dhalanaya beeraha wax naga caawiyana waan waynay goortaan beerno oo shaqaale aan galinno ayaa dhibaatadani na saamaysaa.

Dhibaatadan oo ay ka sheeganayaan beeraleyda Xalin ayaa ah mid ay dhowr xilli ah ooh ore ku dhacday iyagoona tilmaamay iney arrintan soo noqnoqoto markii ay dalagga beeraanba, garnna la`yihiin halka ay dhibaatadu ka socoto, waxayna ka dalbanayaan khubarada beeraha in arrintaas wax lagala qabto haddii kale ay keeni doonto niyad –jab beeraleyda ku yimaadda oo cid wax beertaa oo kale la waayo.

Cabdikarim Olol/MRS

Previous Post

LABO QOF OO WEBIGA KU HARAQMAY KADIB MARKII DOONI LA QALIBANTAY

Next Post

Cudur aan la aqoonin oo dad ugu dhintay tuulooyin ka mid ah Bay

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen
Beeraha Iyo Xoolaha

Qoysas go’doon iyo nolol xumo ku wajahaya Mudug markii ay guuri kari waayeen

July 3, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Sicir-barar ku qasbay ganacsatada khudaarta Hargaysa in ay xiraan ganacsiyadooda

June 29, 2026
Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo
Cunto-Yaraanta

Ganacsiyo u xirmay xoolo yari iyo dhaqaale xumo haysa reer guuraga gobolka Doollo

June 25, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Cudur aan la aqoonin oo dad ugu dhintay tuulooyin ka mid ah Bay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-JUL-2026

IDAACADDA 09-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUL-2026
July 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUL-2026
July 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo