Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Caafimaadka

Cudur aan la aqoonin oo dad ugu dhintay tuulooyin ka mid ah Bay

Radio Ergo by Radio Ergo
December 18, 2013
in Caafimaadka
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIlaa 4 qof ayaa lagu warramayaa iney u geeriyoodeen cudur aan la aqoon tuulooyinka Koromey, Abaq yareer iyo Waney oo ku yaalla inta u dhaxeysa degmooyinka Baardheere oo Gedo ka tirsan iyo Diinsoor oo gobolka Bay ah.Cudurkan ayaa calaamadihiisu ay u ek yihiin cudurrada Dabeysha iyo Duumada.Waxaana cudurkaas la ildaran 26 qof oo kale, oo isugu jira carruur iyo dad waaweyn.

Dhaqaatiirta deegaanka ayaa sheegaya in xaaladdani ay sabab u tahay  saxada oo liidata, helitaanka biyaha oo adag iyo afartii sano ee la soo dhaafay oo wax tallaal ah aan laga hir gelin deegaannadaas.

Nuur Cabdi oo ka mid ah dhaqaatiirta tuulada Shonqolow oo ka tirsan degmada Baardheere oo maalmo ka hor booqdeay tuulooyinkaas ayaa sheegay in calaamadaha lagu arkay dadka xanuunkan uu soo rito ay ka mid yihiin qandho, matag iyo qeybta hoose ama sare oo uu ka naafoobo, calaamadahaas oo sida uu sheegay u ek kuwa Malaariyada.

“Tuulooyinku waa baaddiye, ma heli karaan adeegyada caafimaadka, waxaa weli jira dad badan oo la xanuunsanaya cudurkan balse aan la xisaabinin amaba aan lasoo xiriirin xarumaha caafimaadka ee ugu dhow.” Ayuu yiri Dr.  Nuur.

Dr. Nuur ayaa sheegay in baaritaan lagu sameeyay waxa uu cudurkan yahay ay ku qiyaaseen markii hore in cudurka Duumada uu yahay, balse markii bukaannada la siiyay daawada aysna ku bogsaoon, kaddibna ay baaritaan labaad ku celiyeen, ugu dambeyna aan si rasmi ah loo xaqiijin balse loo maleeyay inuu yahay cudurka Maskax-garaadka.

Axmed Cumar Saalixi/FM/MRS

Previous Post

BEERALAYDA XALIN OO KA YAABBAN TIXRIGA BEERAHOODA KU DHASHA

Next Post

UNHCR OO DIWAAN GELINEYSA QAXOOTIGA DHADHAAB EE DALKA DIB UGU LAABANAYA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Umulisooyin daryeel iyo talooyin caafimaad u sameeya haweenka ku nool Dhadhaab

January 13, 2026
blank
Caafimaadka

Nolol xumo iyo daryeel la’aan isku biirsaday qoys ku nool Shabeellaha dhexe

December 1, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dayac iyo nolol xumo haysata dadka qaba xaaladda dhimirka ee ku nool Dhadhaab

November 3, 2025
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhibaato ka dhalatay xarumo caafimaad oo ka xirmay dad barakac ku ah Baydhabo

September 8, 2025
Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan
Caafimaadka

Adeeg la’aan caafimaad oo ka dhalatay 20 isbitaal oo ku xirmay colaadda Hiiraan

September 4, 2025
Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad
Caafimaadka

Shabeellaha Hoose: Haweenka ku jira xilliga foosha oo wajahaya gargaar la’aan caafimaad

July 21, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

UNHCR OO DIWAAN GELINEYSA QAXOOTIGA DHADHAAB EE DALKA DIB UGU LAABANAYA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo