Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gobolka Bay oo roobabkii dayrta ka ay bilowdeen iyo barakacayaasha oo codsaday bacaha roobka laga dugsado

Radio Ergo by Radio Ergo
October 17, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankRoobabkani 24-saac ee lasoo dhaafey ka da,ay magaalada baydhabo ee gobalka Bay iyo deegaannada ku xeeran ayaa wuxuu ahaa mid ay ku diirsadeen dhammaan dadka ku nool magaalada, hase ahaatee roobka ayaa geystay saameyn kale.

Barakacyaasha ku dhaqan magaalada,inkastoo saameynta ay u  wada sinnaayeen barakacyaasha oo dhan ayaa waxaa hadda jira kuwo roobka ka dumiyey buushashkii ay ku jireen.

Waxaan booqdey kaamka lagu magacaabo ADC oo ku yaalla duleedka magaalada Baydhabo halkaasi oo ay deggan yihiin boqollaal barakacyaal ah, islamarkaana qaar ka ku jira guryo ka sameysan cooshado,waxaana halkaasi daadka biyaha roobkii xaley ay la tageen ilaa iyo sideed buush, walow dadkii ku jirey buushashkaasi laga badbaadiyey.

Batuulo Cabdi waxaay ka mid tahay barakacyaasha ADC oo buushkooda roobka la tagey,waxaan la kulmay xilli ay ku howlaneyd dhisashada buush kale oo ay caawa ku hoyato,iyadoo waliba aysan heysan bacooyinka buushaka kor laga saaro isla markaana ka walwalsan in sidii xaley oo kale ay ku dhacdo.

“Xaley anoo saan u fadhiya ayaa waaga uu bariyey,waayo roobabka xaley ayaa biyo la tagay,hada waa u jeedaa buusha ayaa dhisayaa sababtoo ah ma alahan meel aan roobka ka galo,sidoo kale bacooyin ma qabno oo buushaka la saarto halis ayaana galney”

Nadiifo Ibraahin Isxaaq waa haweeney xaamilo ah oo xaley iyada iyo ilmaheeda oo hurdaya buushka biyaha uga galey islamarkaana dadka kaamka ay biyaha kasoo dhax qaadeen markii ay u qaylo dhaamisey,waatan iyadoo oo xaalkeeda wali aan wanaagsaneyn oo aan la sheekeystey.

“Aniga iyo carruurteyda biyo ayaa na qaadey,laakiin aniga ayaa qayliyey waa la ii iyimid aniga oo biyaha sanka nagaga buuxsamey aniga iyo ilmaheyga,hadda waa ii jeeddaa xaamilo ayaa ahay waa xanuunsanayay,waxaana ku jiraa buush kale oo aan la heyn”

Ibraahin Xasan waa horjoogaha kaamka ADC oo xaley buushaska qaar ee dadka iyaga oo ay ku jiraan biyaha roobka watey qaadey,waxaa uu ka sheekeynayaa sida ay wax u dhaceen oo roobka u saameeyay,waxaana sidoo kale sheegay in haddiii barakacyaasha xeran ay halis ku jiraan haddii bacooyinka roobka loga gabado aan helin.

Ibraahim ayaa sheegay inay hay’ado gargaar oo tirakoobaya dhowr goor u yimaadeen welise aysan dadkaani helin wax gargaar ah, maamulka laftigiisu ma awoodin inay arkaan dhibaatadda ka jirta xeryaha, sidoo kale dhibaatooyin ammaan xumo ayaa jirta xilliga habeenkii, arrimahaan oo iyana qayb ka ah dhibaatooyinka haysta barkaacayaasha xerada ADC.

Si kastaba ha ahaatee barakacayaasha ku dhaqan magaalada Baydhabo ayaa xilliyadan oo kale oo wakhtiga deyrta lagu jiro ayaa waxaa soo wajahdo dhibaatooyinka dhanka hoy,la,aanta ah, waxayna codsadeen bacaha roobka laga dugsado.

Muxiyadin/MH

Previous Post

Dhallinyaro barakacayaal ah oo ganacsiyo ka abuurtay Muqdisho

Next Post

SHIR KOR LOOGU QAADAYO WAX U QABASHADA DUGSIGA INDHOOLAYAASHA EE ALBASAR OO GAROWE KA DHACAY

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

April 21, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 21, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

SHIR KOR LOOGU QAADAYO WAX U QABASHADA DUGSIGA INDHOOLAYAASHA EE ALBASAR OO GAROWE KA DHACAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo