Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Waxbarashada

PUNTLAND OO WADDA QORSHE KU AADDAN WAXBARASHO GABDHAHA U GAAR AH

Radio Ergo by Radio Ergo
September 16, 2013
in Waxbarashada
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Ardayda Dugsiga Kulan ee xeryaha barakacayaasha Garoowe/Sawir/Cabdiraxmaan/Ergo

Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa qorshaynaya hirgelinta mashruuc waxbarasho oo ay ka faa’iideysan doonaan haween ka badan shan iyo toban kun.

Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada Puntland Maxamed Cabdi Wahaab ayaa raadiyoow Ergo u sheegay in mashruucan oo toddobaadkan bilaaban doona habluhu ka heli doonaan waxbarasho bilaash ah iyo dugsiyo waxbarasho oo u gaar ah.

“Mashruucaan dugsiyada lagu gaynayo gabdhaha wuxuu sidoo kale dugsiyada ka dhisi doonaa maktabado iyo goobo habluhu si gaar ah ugu kulmaan, waxna ugu akhristaan,” ayuu yiri Maxamed.
Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada Puntland wuxuu intaa ku daray in mashruuca kor u qaadista waxbarashada hablaha Puntland oo ay maal-gelisay dowladda Britain ay jawaab u tahay cilmi-baaris dhawaan la sameeyay oo lagu ogaaday in habluhu weli ku yar yihiin dugsiyada iyo jaamacadaha Puntland marka la barbar-dhigo ragga.

Si kastaba, dadaallo iyo wacyigelin gabdhaha ku dheeri-gelinayay waxbarashada oo afartii sano oo la soo dhaafay la waday ayaa keenay in hablaha wax ka barta dugsiyada hoose iyo dhexe ay gaaraan 49%, halka ay 26% ka ahaayeen 2006-tii.

Waxaa sidoo kale kordhay tirada gabdhaha dugsiyada sare dhigta oo gaaray 30%, halka ay iyana horey u ahaayeen 11% afar sanno kahor.

Si kastaba, Maxamed ayaa sheegay in weli baahi loo qabo si sare loo qaado tirada gabdhaha wax barta, si gaar ah kuwo dugsiyada sare. Mashruuca Aada Dugsiyada oo ay Puntland ka heshay labo boqol oo kun, agaasimaha Wasaarada Waxbarashada Puntland wuxuu sheegay in 50% ay siin doonaan gabdhaha.

Cilmi-baarista cusub ee ay Puntland sameysay waxaa lagu ogaaday in 56% caruurta Puntland ee da’da waxbarashada gaaray ay dugsiyada aadin.

Previous Post

BELEDWEYNE OO AY KA JIRTO KHATAR FATAHAAD

Next Post

60 KA MID AH ARDAYDA BARAKACAYAASHA GAROOWE OO HELAY WAXBARAHO DUGSI DHEXE OO LACAG LA’AAN AH

Related Posts

Iskuullo u xirmay dhaqaale la’aata ka jirta Galmudug roob yarida darteed
Beeraha Iyo Xoolaha

Iskuullo u xirmay dhaqaale la’aata ka jirta Galmudug roob yarida darteed

April 14, 2026
Dhadhaab: Danyar ku nool deegaanka Maleelay oo waxbarasho u la’ carruurtooda, macallimiin yari awgeed
Wararkii u Danbeeyay

Dhadhaab: Danyar ku nool deegaanka Maleelay oo waxbarasho u la’ carruurtooda, macallimiin yari awgeed

March 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Bay: Waxbarasho la’aan soo wajahday carruurta qoysas ka barakacay roob yarida

March 3, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas uu ka istaagay kab dhaqaale oo nolol xumo ku wajahaya Dhuusamareeb

February 12, 2026
Baydhabo: Arday waxbarasho la’aan noqday markii uu dab baabi’iyay iskuulkooda
Wararkii u Danbeeyay

Baydhabo: Arday waxbarasho la’aan noqday markii uu dab baabi’iyay iskuulkooda

January 12, 2026
Carruurta qoysas soo barakacay oo waxbarasho la’aan ku wajahaya Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Carruurta qoysas soo barakacay oo waxbarasho la’aan ku wajahaya Gaalkacyo

November 19, 2025
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

60 KA MID AH ARDAYDA BARAKACAYAASHA GAROOWE OO HELAY WAXBARAHO DUGSI DHEXE OO LACAG LA'AAN AH

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo