Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

BELEDWEYNE OO AY KA JIRTO KHATAR FATAHAAD

Radio Ergo by Radio Ergo
September 16, 2013
in Masiibooyinka
0
BELEDWEYNE OO AY KA JIRTO KHATAR FATAHAAD
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDadka ku nool degmada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa cabsi ka muujinaya fatahaad uu samayeeyo webiga Shabeelle oo heerka biyuhu ay kor u kacayaan. Ruqiyo Maxamed Xasan oo ah hooyo shan carruur ah dashay, kuna nool xaafadaha ku dhow webiga ayaa sheegtay in heerka biyuhu ay yihiin khatar muujinaysa fatahaad “Ma garanayo waxaan samayno,  ma seexanno habeenkii, cabsi waxanan ka baqaynaa in webigu karkaarada nagu soo jabsado”

Cismaan Xasan Cali oo ka mid ah odayaasha dhaqanka Beledweyne ayaa Ergo u sheegay in biyaha webigu waqtigaan ay ku dhow yihiin fatahaad, tanoo ka dhalatay roobab mahiigaan ah oo ka da’ay dhinaca Ethiopia, wuxuuna dadka uga digay in fatahaad ay u diyaar garoobaan, isagoona u sheegay dadka inay wixii karaankood ah u sameeyaan sidii ay uga hortegi lahaayeen, sida inay dhisaan jiinka webiga.

Xaafadaha Hawl wadaag, Kooshin, Xaawo Taako iyo Buundoweyn ayaa ah goobo qararka webigu aad uga jilicsan yihiin, waana meelaha ugu daran ee cabsida fatahaadu ka jirto, Cismaan ayaa sheegay degmada Beledweyne oo ah dhul beereed ay xiliyada sanadka badanaa ku timaado khataro fatahaad, taasoo ay ugu wacan tahay iyadoo aysan jirin hawlo guud oo dadku wax kaga qabanayaan goobaha jilicsan ee webigu ka fataho.

Beeralayda ayaa iyaguna ka digaya daadadka si dhaqso leh u dhaca oo xaaqa dhamaan dalagyada hadda u beeran, Maxamuud Cabdi Macalin oo ka mid ah beeralayda Beledweyne ayaa Ergo u sheegay in waqtigaan ay dhowdahay goosashadii dalagyo kala gedisan oo ay ku tabcayeen bilooyin, cabsiduna tahay inay ku waayaan fatahaad dhacda.

Bishii Abriil ee sanadkaan ayay ahayd markii daadad webigu geystay ay ku barakaceen boqolaal qoys, ayna xaaqeen dhul beero dalagyo kala geddisani ku yaaleen sida Geley, Sisin, Digir iyo noocyada qudaarta.

Hay’adda saadaasha roobabka iyo ka sii digista fatahaadaha ee SWALIM kana tirsan hay’adda cuntadda iyo beeraha qarmaada midoobay ee FAO ayaa digniin ay soo saartay 2 bishaan ku sheegtay in roobab mahiigaan ah oo ka da’ay dhulka sare ee Ethiopia ay keenaan in heerka webiga shabelle ay kor u kacaan gaaraana khatar fatahaad, SWALIM ayaa ka digtay in webiga Shabeele ku fatahao degmooyin ku yaal gobollada Shaboolooyinka.

MK/MR/MH/MRS

Previous Post

XOOLO U DHINTA CUDURRO AAN LA XAQIIJIN

Next Post

PUNTLAND OO WADDA QORSHE KU AADDAN WAXBARASHO GABDHAHA U GAAR AH

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

PUNTLAND OO WADDA QORSHE KU AADDAN WAXBARASHO GABDHAHA U GAAR AH

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-APR-2026

IDAACADDA 23-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-APR-2026
April 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo