Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

NAAFADA CADAADO OO GARGAAR CODSANAYSA

Radio Ergo by Radio Ergo
July 25, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXilli lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa dadka naafada ah ee ku nool dagmada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxa ay ka cabanayaan xaalad nolol xumo oo soo foodsaartay.

Dadkan oo isugu jira indhoolayaal, Dhagoolayaal iyo cuuryaamiin rag iyo dumar ka kooban ayaa Raadiyaha Ergo u sheegay inaysan jirin cid ay ku tiirsanyihiin oo nolol maalmeedkooda ka caawisa islamarkaana bishan Ramadan aysan haysan cunno ay ku afuraan.

Aadan Axmed Cusmaan oo ah Oday 70-jir ah islamarkaana cuuryaan u noday cudur ku dhacay isagoo 6-jir ah, islamarkaana leh Carruur yar yar oo 14-sano u waynyahay ayaa Raadiyaha Ergo u sheegay in xaaladiisa nololeed aad u liidato, “waxaan ahay waad u jeedaa, 10 carruur ah ayaan haystaa, waxaan ku curyamay cudur aan hadda umalaynayo inuu yahay dabayl, cid iima shaqayso annigana ma shaqaysan karro, waxanan codsanayaa in la iga caawiyo dhinaca nolosha, qof naafo ahna waa la garan karaa.

Caddi Xaashi Sahal Gabalaax oo cataabaya ayaa Ergo u sheegay”  Waxaan ka ahay  naafo labada lugood iyo gacan, jiro ayaa I heshay toban sano ka hor, cid aan ku tiirsanahay ma jirto, waxaa I haysa gaajo, nafaqa darrada iga muuqata ayaanad ka garanaysaa gaajada I haysaa “

Cismaan Faarax Cabdi oo u hadlaya isaguna guddi ay leeyihiin naafadda Cadaado ayaa Radio Ergo u sheegay, in dadka naafada ah ee halkaan jooga u badan yihiin dad waaweyn, dhibaato ballaaran ayey ku sugan yihiin, xoolo ma leh maamul caawiya ma lahan.

Luul Diiriye waa 35 jir, waxa ay ka mid tahay dadka naafada ah ee ku nool magaalada Cadaado waxaana ay haystaa carruur qaarkood aad u da’yaryihiin, annigoo yar ayaan lugaha belay oo aan curyaan ka ahay, aabohoodna waa uu ka maqanyahay, waxaana ay sheegtay in xaaladooda nololeed ay tahay mid liidata maadaama ay ku adkaato inay digsi dabka saartaan marka ay isku soo hoydaan.

Mar aan wax ka weydiinnay Cumar Maxamed Diiriye oo ah wasiirka arrimaha guddaha ee Ximan iyo Xeeb sida ay uga warqabaan dadkan naafada ah ee ku sugan cadaado ayaa sheegay isagu inay dadkaan baahidooda ka war qabaan wuxuuna yiri “ Bishii Juuna ay 50 ka mid ah gaarsiiyeen xoogaa rashin ah oo isug jira bariisk, digir, iyo saliid, oo qofkiiba la siiyey 25 kiilo, awoodoodo yarse aysan u awoodin inay gaarsiiyaan gargaar joogto ah”

Dadkan naafada ah oo tiradoodu dhan tahay ilaa 150 qof ayaa badankood ku naafoobay cudurro haleelay ayaa ah kuwo aad ugu nugul duruufaha dhinaca nolosha ah ee soo wajaha, iyadoo aysan jirin cid xaaladooda ka warqabta, waxaana dhawr mar oo hore sidan oo kale ka oo baxday cabasho tani la mid ah oo ay ku doonayaan in laga gargaaro nolosha

Diirshe/MH

Previous Post

BARAKACAYAASHII MUQDISHO OO KA GUURAYA GUDAHA MAGAALADA

Next Post

BEELO KU HESHIIYEY JAWHAR

Related Posts

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 7, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 24, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

BEELO KU HESHIIYEY JAWHAR

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-JUL-2026

IDAACADDA 09-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUL-2026
July 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUL-2026
July 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUL-2026
July 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUL-2026
July 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUL-2026
July 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo