Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

BEELO KU HESHIIYEY JAWHAR

Radio Ergo by Radio Ergo
July 25, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankLaba beelood oo aanaysi qabiil oo salka ku haya muran dhuleed oo dilal ku dhexmarayeen degmada Jowhar ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa gaaray heshiis nabadeed.

Aanooyinka oo socday labadii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa lagu dilay 15 ruux, iyadoo murankuna ahaa dhul ku yaal duleedka degmada Jawhar. Nabadoon Axmed Xasan Cali Suubiye oo ka mid ah guddiga loo saaray dhex dhexaadinta labadda dhinaca ayaa Ergo uga warramay qodobbada lagu heshiiyey.

Waxaa furmay wadahadal, markaan aragnay dhibaatadu waxay salka ku hayso oo ah saddex waxyaalood oo kala ahaa, dhimasho, dhaqaale burburay iyo dhul la isku haystay, labada qodob ee hore si nadiif ah ayey uga heshiiyeen isuguna cafiyeen qodobkii ugu cuslaa oo dhibtu ka bilaamatay ee ah dhulka la isku haysto. Markii ay soo dhameeyeeen guddi loo xilsaaray iney ka warkeenaan muranka dhulka oo isagu ahaa midka ugu dhibka badnaa, waxaa uu soo gudbiyay guddigii go`aankoodii oo labada beelba ay ku qanceen, kaasoo ay ku caddeeyeen go`aankooda in labada beel middood ay leedahay dhulkaas laysku haystay, sidaasn ayayna murankii dhulka ku soo dhamaaday.

Maxamed Siciid Axmed oo isaguna ka mid ah beel ka mid ah kuwii colaaddu u dhaxaysay ayaa Ergo u sheegay “ anniga 77 jir ayaan ahay, waxanan si niyadsan u qaadannay anniga iyo beeshayduba wixii nabad ah ee guddiga dhex dhexaadintu soo gudbiyeen waanan ku ducaysanay”.

Maxamed Siciid ayaa sidoo kale ammaanay doorkii guddigi dhex dhexaadinta ee isku hawlay deminta colaadda iyo dhiiga daadanayay.

Gudoomiyaha gobolka Shabelaha Dhexe Cabdi Jinow Calasow ayaa isaguna raadiyo  ayaa isaguna yiri “Waxaan ku qanacsanahay sida wax la isugu quuray, sida wax la isugu daayey, laguna heshiiyey”  iyaguna ka maamul ahaan ay taageerayaan wixii ka soo baxay heshiiskaas”.

Dadka ku nool Jawhar oo  ah beeraley iyo xoolo dhaqato ayaa heshiiskii kadib waddooyinka degmada ku soo bandhigay iyagoo labadii qaloba wada jirto ciyaar dhaqameedyo, iyadoona la qalay sumal iyo sabeen oo dhaqan ahaan ay dadka reer Jawhar markii ay nabdaan ama xaajo gaaraan ay qalaan tanoo ka turjumayso siday daacad ugu yihiin heshiiskay gaareen.
Maryan/MH

Previous Post

NAAFADA CADAADO OO GARGAAR CODSANAYSA

Next Post

PUNTLAND OO KA DIGTAY HALISTA CUDURKA DABAYSHA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

PUNTLAND OO KA DIGTAY HALISTA CUDURKA DABAYSHA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-MAY-2026

IDAACADDA 22-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-MAY-2026
May 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY-2026
May 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18 MAY 2026
May 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo