Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Ururka curyaamiinta gobalka Sh/dhexe oo ka cabanaya kaalmo la`aan

Radio Ergo by Radio Ergo
June 7, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Qaar ka mid ah curyaaminta Jawhar/Sawir/Maryan/Ergo

Ururka curyaaminnta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ka cabanay sida ay u dayacan yihiin iyadoo ay taasina ugu wacan tahay iyagoo sheegay ineyan jirin cid kaalmeeysa. Sidii ay Al Shabaab u hor istaagtay kaalmooyinkii ay bixin jireen hay`adda WFP iyo kuwa kale ee samafalka ee ka hawlgeli jiray deegannadan ayaanan wax dib u soo eegay dadka lixaadka la` ee ku nool gobolkan, iyadoo ay Al shabaab ka mamnuucday  afar sano ka hor iney WFP ka hawlgelin Shabeellaha Dhexe iyo goobo kale oo ka mid ahaa meelihii ay Al shabaab  gacanta ku hayeen.

Dadkan curyaamiinta ah ee ku nool Shabeelle Dhexe  ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa 240 sida uu u xaqiijiyay guddoomiya  naafada Jowhar  Cumar Maxamed Miisee raadiyo Ergo. Weriyaheenna Jawhar Maryan oo tagtay goobta curyaamiinta ayaa waxay sheegtay inay halkaas  ku aragtay dad diifi ka muuqato oo safnaa  afaafka hore ee xafiiskooda,  waxeyna  isugu jireen rag, dumar iyo carruur.

Dadkaan oo isku urursaday guri ay ku kulmaan oo ay kireysteen  kiro  ayaa waxaa ka hadlay, guddoomiyaha dadka naafada ah ee Jowhar Cumar Maxamed Miisee wuxuuna yiri  “Xaaladdeennu aad bay u xuntahay, waxaan nahay dad masaakiin ah ee aan waxna haysan waxna qabsan karin, afar sano ka hor hay’adaha gargaarka ayaa wax na soo gaarsiin jirey, waxayna taas dhamaatay markii Al shabaab u diiday iney ha`daha samafalka qaarkood ayan ka hawlgelin dhulkan”

Farxiyo Cilmi oo haysata gabar yar oo toban sano jir ah oo dhammaan addimada la` oo heshey gargaar aan badnayn oo ay ugu tabarucday sharikadda isgaarsiinta Hormuud ayaa waxay raadiyo Ergo u sheegtay iyadoo leh” Abaayoy xaladayda aad bay u liidataa, waxaan haystaa gabar  curyaanka ah, agoonna ah, waxna ma cunayso, saxarada xitaa ma ogaanayso, ma soconayso ma fariisanayso, waa inaan dusha ku sido, ma shaqayn karo oo iyadaan 24 saacba sidaa, waxaan codsanayaa in gargaar la i siiyo”.

Dadkan oo u badan kuwa da` ah, ayaanan ahayn kuwo xoogsan kara ama xirfado yeelan kara, iyagoo qaarkood ay ku nool yihiin xeryaha barakacayaasha oo iyaguba la daalaa dhacaya mashaakilaadkooda, halka ay qaarkoodna intey is bahaysteen ay guryo magaalada ka kireysteen isagana bixiyaan wixii ay soo dawarsadaan. Waxayna ka codsanayaan .

Maryan Cabdi/Jowhar

Previous Post

Dhibaatadii ay ku reebtay fatahaadda tuulada xawaadley

Next Post

Kismaayo: Shacabka oo khasaaraha ugu badan kasoo gaaray dagaalka

Related Posts

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

July 31, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

July 23, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qorshe lagu horumarinayo Muqdisho oo shaqo la’aan biday barakac iyo danyar

July 14, 2026
Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 8, 2026
Nolol xumo haysa haween barakac ku ah Doollow kuwaas oo noqday shaqo la’aan
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo haysa haween barakac ku ah Doollow kuwaas oo noqday shaqo la’aan

July 3, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Kismaayo: Shacabka oo khasaaraha ugu badan kasoo gaaray dagaalka

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 30-JUL-2026

IDAACADDA 30-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 30-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-JUL-2026
July 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-JUL-2026
July 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-JUL-2026
July 28, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-JUL-2026
July 27, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-JUL-2026
July 26, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo