Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cadaado: Dad indhoolayaal ah oo cabanaya

Radio Ergo by Radio Ergo
June 11, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Qaar ka mid ah indhoolayaasha ku nool Cadaado/Maxamuud Diirshe

Dadka indhoolayaasha ah ee ku nool magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka cabanaya hoy iyo waxbarasho la’aan haysta. Dadka Indhoolayaasha ah ee ku nool gobollada Dhexe ma leh xarumo wax lagu barto, mana helaan xanaano gaar ah.

Cabdi Cabdille Geeddi oo ah 54 sano jir indhoole ah ayaa raadiyaha Ergo u sheegay in uusan laheyn xaas iyo carruur daryeela iyo ehel kale oo caawiya.

Laakiin indhoolayaasha xaasaska iyo carruurta leh ayaa dhib ka haystaa soo dhicinta nolol maalmeedka qoysaskooda siduu sheegay Axmed Cumar Maxamed oo ka mid ah indhoolayaasha ku nool degmada Cadaado.

Guddoomiyaha ururka dadka indhoolayaasha ah ee Cadaado ku nool Mahad Xasan Maxamed ayaa raadiyaha Ergo u sheegay inay diiwaan-geliyeen dad gaaraya 40 qof indhoolayaal ah oo ku nool degmada Cadaado laakiin tirada rasmiga ah intaas way ka badan tahay.

Mahad Xasan Maxamed ayaa ugu baaqay dadka Soomaaliyeed iyo hay’adaha samafalka inay taageero iyo gargaar u fidiyaan dadka indhoolayaasha ah ee ku dayacan gobollada dhexe.

Inkastoo dagaallada iyo colaadaha dalka ka socda dhowr iyo labaatankii sano ee lasoo dhaafay ay lixaad tireen dadka badan oo Soomaali ah, dadka indhaha la’ waa kuwo ugu nugul inta lixaadka ku biishay dagaallada.

Maxamuud Diirshe/MR/FM

Previous Post

Kismaayo: Shacabka oo khasaaraha ugu badan kasoo gaaray dagaalka

Next Post

CUDURRO KA DILLAACAY SOOL

Related Posts

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku hanti beelay colaad oo Muqdisho ku wajahaya nolol xumo

August 5, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, hoy la’aan iyo dayac ku haysta Baladwayne qoys la barakiciyay

August 3, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

August 2, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qorshe lagu horumarinayo Muqdisho oo shaqo la’aan biday barakac iyo danyar

July 14, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

CUDURRO KA DILLAACAY SOOL

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 20-AUG-2026

IDAACADDA 20-AUG-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 20-AUG-2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-AUG-2026
August 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-AUG-2026
August 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-AUG-2026
August 18, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 17-AUG-2026
August 17, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 16-AUG-2026
August 16, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo