Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaal ku tabaaleysan Jannaale

Radio Ergo by Radio Ergo
June 17, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
Photo | Barakacayaasha Jannaale/Sawir/Aadan Diyeeshe

300 oo qoys oo kasoo barakacay tuulooyin dhanka galbeed kaga beegan deegaanka Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa dalbanaya in gargaar lala soo gaaro.

Qoysaskan oo kasoo barakacay tuulooyinka Kulaas iyo Boordi oo qiyaastii 5km dhanka galbeed kaga beegan deegaanka Jannaale oo fariisin u ah ciidamada AMISOM ayaa  soo degay Jannaale bishii March ee sanadkan sababo dhanka ammaanka ah, iyagoo buushash halkaas ka sameystay .

Xasan Cabdi oo barakacayaashan ka mid ah ayaa Ergo u sheegay in baahiyaha ugu badan ee ay qabaan ay tahay dhanka hoyga iyo cuntada, “Dadkan alaabahoodii nxitaa way isaga soo tageen ayagoo naftooda u baqay, waxay dhexda u galeen dagaallada halkaas ka dhacay.” Ayuu yiri Xasan.

Xaliimo Xasan Maxamed oo ah hooyo leh 5 carruur ah ayaa sheegtay inay kasoo barakacday tuulada Kulaas oo ay ku lahayd beer yar oo ay falan jirtay, balse colaadaha ka jira halkaas ay ugu noolaan weysay.

Maxamed Idiris Cabdi oo ah guddoomiyaha deegaanka Jannaale ayaa sheegay in qoysaskan ay deegaannadooda uga soo barakaceen weerarrada dhex maraya ciidamada AMISOM iyo kooxda Alshabaab, wuxuuna ka codsaday dowladda Soomaaliya iyo hay`adaha gargaarka inay barakacayaashan caawimaad u fidiyaan.

Aadan Diyeeshe/FM

Previous Post

MASHAARIIC DIB USOO KABASHADA SOOMAALIYA OO LAGU DHAWAAQAY

Next Post

OLOLE LAGU HORUMARINAYO REER MIYIGA OO LAGA BILAABAY GOBOLLADA DHEXE

Related Posts

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

July 31, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shaqo la’aan ku dhacday dad xeryaha Gaalkacyo ka samayn jiray wacy-galin bulsho

July 23, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qorshe lagu horumarinayo Muqdisho oo shaqo la’aan biday barakac iyo danyar

July 14, 2026
Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas colaad ay saamaysay noloshooda oo cunno xumo ku wajahaya Ari-cadeeye

July 8, 2026
Nolol xumo haysa haween barakac ku ah Doollow kuwaas oo noqday shaqo la’aan
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo haysa haween barakac ku ah Doollow kuwaas oo noqday shaqo la’aan

July 3, 2026
Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Colaad nolol xumo galisay kumanaan qoys oo ku barakacay Shabeellaha hoose

July 2, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

OLOLE LAGU HORUMARINAYO REER MIYIGA OO LAGA BILAABAY GOBOLLADA DHEXE

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 30-JUL-2026

IDAACADDA 30-JUL-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 30-JUL-2026
Episode play icon
IDAACADDA 30-JUL-2026
July 30, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 29-JUL-2026
July 29, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 28-JUL-2026
July 28, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 27-JUL-2026
July 27, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 26-JUL-2026
July 26, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo