Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaal ku dhibaateysan xerada Margaaga ee gobolka Mudug

Radio Ergo by Radio Ergo
June 25, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank

In ka badan 1000 Qoys oo barakacayaal ah kuna jira xerada Margaaga oo ka tirsan deegaanka Bacaadweyn oo  55km waqooyi bari ka xigta magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inay qabaan baahiyo dhanka  cuntada, biyaha, waxbarashada, caafimaadka iyo hoyga.

Cabdiwali Gacayte oo ah guddoomiyaha barakacayaasha Margaaga ayaa Ergo u sheegay in barakacayaashan oo tiradoodu tahay 1,345 ay degganaayeen halkaas ku dhowaad 15 sano, “Baahiyaha ugu badan ee aan qabno waa hoyga, sababtoo ah hadda dabeylo ayaa jira, tan kale carruur badan ayaa xerada jooga kuwaasoo waxbarasho la`aan ah, sidoo kale cuntada ayaan baahi u qabnaa.” Ayuu yiri Guddoomiye Gacayte.

Barakacayaashan ayaa kasoo barakacay deegaannada miyiga ah ee Puntland sanadkii 1998dii, abaarihii dalka ka dhacay ayaana xoolo tiray, guddiga arrimaha qaxootiga ee Norway NRC  ayaa ku caawisay jiingado ay hoy ka sameystaan, balse waxaa weli jira qoysas kale oo aysan caawinaas soo gaarin, sida uu mar kale sheegay Gacayte.

Xasan Maxamed Dirir oo ka mid ah barakaayaashaas ayaa sheegay in xerada Margaaga uu ku yaallo hal ceel oo aan biyihiisa ku filneyn barakacayaasha halkaas ku nool, taasoo sababtay baahiyaha biyaha ee ka jira xerada.

Guddoomiyaha xeradaas ayaa ugu baaqay hay`adaha samafalka inay caawinaad lasoo gaaraan barakacayaasha Margaaga, oo ah xeradii barakac ugu horreysay ee Puntland laga aasaaso.

Burhaan Cadeysay/FM/AM

Previous Post

Kufsiga iyo dhaca ka jirta jidka isku xira Shabeelada hoose iyo Muqdisho

Next Post

WAREYSI: GUDDOOMIYAHA URURKA ARRIMAHA DEEGAANKA EE SOMESHA

Related Posts

blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
Next Post
SAADAASHA HAWADA IYO ROOBABKA SOOMAALIYA

WAREYSI: GUDDOOMIYAHA URURKA ARRIMAHA DEEGAANKA EE SOMESHA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-MAY-2026

IDAACADDA 22-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-MAY-2026
May 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-MAY-2026
May 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-MAY-2026
May 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-MAY-2026
May 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18 MAY 2026
May 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo