Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaal ku dhibaateysan tuulooyin ku teedsan Ceelcadde

Radio Ergo by Radio Ergo
June 26, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankBoqollaal qoys oo ku barakacay dagaal ka dhacay deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo kuna sugan deegaannada miyiga ah ee deegaankaas ku teedsan ayaa sheegaya inay halkaas ku go`doonsan yihiin, oo ay qabaan baahiyaha cuntada, hoyga, caafimaadka iyo  biyaha.

Qoysaskan oo tiradoodu tahay ku dhowaad 800 ayaa u barakacay tuulooyinka Lahelay,Diir diire, Warburrey iyo Qabri xaaji, waxayna ka barakaceen dagaal  23kii bishan  deegaanka Ceelcadde ku dhex maray ciidamada Kenya iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo isku dhinac ah iyo xarakada Alshabaab.

Xuseen Cali oo ka mid ah odayaasha deegaanka ayaa sheegay in qoysaska ka barakacay Ceelcadde aysan dib ugu soo laaban Karin guryahoodii, sababo la xiriira ammaanka oo aan la isku halleyn Karin, “Ma jiraan hay`ado gargaar oo qoysaskaas caawinaad u fidiyay, meel loo soo marsiiyo xitaa malaha haddii la gargaari lahaa.” Ayuu yiri Xuseen.

Xabiibo Muxumed oo ka mid ah qoysaskan ayaa Ergo u sheegtay in meel halis ah ay taagan tahay nolosha dadkii ka barakacay Ceelcadde, iyadoo sheegtay in mushkiladda ugu daran ay tahay helitaanka raashiinka iyo hoyga, sidoo kalana ay u baahan yihiin maro kaneecooyin ay isaga difaacaan cudurka duumada.

“Dadka qaar ayaa dib ugu laabtay deegaankooda, kadib markay xaaladdu ku adkaatay halkan, balse isla xalay ayaa dagaal kale uu deegaanka ka dhacay dib beyna usoo noqdeen, halkan barakacayaal ayaan hadda ku nahay, wixii aan heysannay guryaheenna ayaan uga soo tagnay.” Ayay tiri Xabiibo.

Saalixi/FM

Previous Post

WAREYSI: GUDDOOMIYAHA URURKA ARRIMAHA DEEGAANKA EE SOMESHA

Next Post

Koofur Afrika oo lagu maxkamadaynayo burcad dil iyo boob u gaystay dad Soomaali ah

Related Posts

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhalatay fatahaad ka dhacday Qalaafe
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhalatay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Dhallinyaro qaxooti ah oo hirgaliyay ganacsiyo beddelay noloshooda

May 20, 2026
Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Shabeellaha dhexe: Qoysas ka baxay nolosha barakaca markii la siiyay dhaqaale iyo tababar

May 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Mudug: Dad roob yari ku cayroobay oo xeryo ku yaalla deegaan Xarfo ku wajahaya nolol xumo

May 15, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Koofur Afrika oo lagu maxkamadaynayo burcad dil iyo boob u gaystay dad Soomaali ah

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 09-JUN-2026

IDAACADDA 09-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 09-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-JUN-2026
June 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-JUN-2026
June 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-JUN-2026
June 7, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 06-JUN-2026
June 6, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 05-JUN-2026
June 5, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo