Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaal Cadaado ku sugan oo sheegay in la illaaway

Radio Ergo by Radio Ergo
June 21, 2013
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter
blank
| Barakacayaasha Adado/Sawir/Diirshe/Ergo

Ku dhowaad 150 Qoys oo barakacayaal ah kuna nool kaam lagu magacaabo Iftiin oo ku yaal bariga magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa ka cabanaya xaalad hoy la`aan ah oo soo wajahday, kadib markii roobabkii xoogganaa ee Guga ay ka baabi’iyeen guryihii ay degganaayeen oo ka samaysnaa buushash iyo iyo cooshado.

Xaliimo Yuusuf Wehliye oo ka mid ah haweenka kaamkaasi in muddo ah ku noolaa ayaa raadiyaha Ergo u sheegtay in hoy la’aan ay soo wajahday bishii ugu dambeysay, iyadoo qoysas badan ay iskula hoydaan hal guri oo baco iyo baakado laga sameeyay.

Roobabka ayaa dumiyay musqulo uu lahaa kaamkaasi, waxaana taasi ay keentay nadaafad darri ay cudurro ka dhalan karaan sida ay sheegayso Salaado Axmed Maxamuud oo iyana ka mid ah haweenka kaamkaasi ku jira.

Qoysaskan ayaa 2dii sano ee la soo dhaafay deegaansanayay kaamkan ku yaal duleedka bari ee magaalada Cadaado, halkaasoo duruuf kala duwan ay isugu keentay, Nuur Cusmaan Ciid horjoogaha Kaamkan ayaa sidaasi Ergo u sheegay, waxaana uu ka codsaday hay’adaha samafalka iyo bulshada Soomaaliyeed in qoysaskan laga taageero cunnada iyo hoyga oo ah baahida ugu weyn oo ay hadda ka cabanayaan.

Qoysaskan ayaa isugu jira xoolo dhaqato ku cayroobay abaartii 2011da ka dhacday Soomaaliya iyo kuwo colaado kaga soo hayaamay gobollada koofureed ee dalka, waxayna degganaayeen wixii ka dambeeyay sanadkii 2011kii magaalada Cadaado, mana jirto hay’ad samafal oo nolosha ka saacidda sida ay sheegeen.
Dirshe/AM

Previous Post

BARAKACAYAAL KU SUGAN MUQDISHO OO KA HADLAY QORSHAHA DOWLADDA EE DIB U DEJINTA

Next Post

Haweenka barkacayaasha tawakal oo u baahan gargaarka degdegga iyo adeegga caafimaadka dhalmada

Related Posts

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 23, 2026
Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

April 21, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Danyar xamili waayay kirada guryaha oo xero ku taalla Hargaysa ku wajahaya nolo xumo

April 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dad ka barakacay colaadda Baydhabo oo dhibaato cunno xumo iyo hoy la’aan wajahaya

April 8, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Haweenka barkacayaasha tawakal oo u baahan gargaarka degdegga iyo adeegga caafimaadka dhalmada

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-APR-2026

IDAACADDA 22-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo