Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

QM OO WARBIXIN KA SOO SAARTAY TIRADA DAKDII KU DHINTAY MACLUUSHII SOOMAALIYA

Radio Ergo by Radio Ergo
May 3, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

Warbixin ay si wada jir ah usoo saareen hay`adda cuntada iyo beeraha u qaabilsan QM ee FAO iyo shabakadda hannaanka ka digista macluusha ee FEWSNET ee uu maal geliyo Mareykanka ayaa lagu sheegau in 260,000 oo qof ay jaago ugu dhimatay Soomaaliya sanadihii 2010kii iyo 2012kii.
Macluusha oo xooggeeda ku dhufatay koofurta iyo bartamaha Soomaaliya, kala bar dadka u dhintay waa carruurta shanta sano ka yar. Qiyaastii 5 boqolkiiba tirada guud ee dadka iyo 10 boqolkiiba carruuta da’doodu ka yartahay shan sano ayaa ku dhintay koofurta iyo bartamaha dalka.

Tirada dadkii ku dhintay macaluushii dhacday intii u dhexeysay Oktoobar 2012-kii iyo Febraayo 2012-kii aad ayay uga badneyd intii markii hore la filayay. Waxay xitaa ka badan tahahy dadkii macluusha ugu dhintay Soomaaliya sanadkii 1992 oo lagu qiyaasay 220,000 oo qof, sida warbixintan lagu sheegay.

Xiriiriyaha arrimaha bini`aadannimada ee QM u qaabilsan Soomaaliya, Philippe Lazzarini ayaa sheegay in beesha caalamka ay qaban kartay shaqo tii hore ka badan, si looga hortago abaarta iyo macluusha isbiirsaday.

“Digniinihii soo bilowday markii ay abaartu dhacday 2010-kii ma ayan dhalin in xilli hore la qaado tallaabooyin ku habboon,” ayuu yiri Mr Lazzarini. Wuxuu kaloo sheegay in qiyaastii dad ku dhow saddex milyan ay wali u baahan yihiin gargaar naf-badbaadin ah iyo taageero si ay u dhistaan nolol-maalmeedkoodii.

Macluusha ayaa markii ugu horreysay bishii Luulyo 2010-kii looga dhawaaqay qeybo ka mid ah gobollada Bakool iyo Shabeelaha Hoose, mar dambena waxay ku fidday deegaanno kale oo ay ka mid tahay Shabeellaha Dhexe iyo xeryaha dadka soo barakacay ee Muqdisho.

Agaasimaha haya`dda Oxfam ee Soomaaliya Senait Gebregziabher ayaa isagana sheegay in macluusha aysan aheyn dhacdo dabiici ah, laakiin ay tahay fashil siyaasadeed.

“Caalamku aad ayuu uga gaabiyay inuu ka jawaabo digniintii abaarta, taasoo ay uga sii dartay colaadaha Soomaaliya, markii dambana dadku ay ugu kacday noloshooda.” Ayuu ku yiri Mr Gebregziabher.

Dhaqaale-yahan sare oo ka tirsan FAO, kana mid ah qorayaasha warbixintan Mark Smulders ayaa sheegay in macluusha dhacday sanadihii 2010kii iyo 2012kii ay cashar u noqon doonto beesha caalamka oo ay wehliyaan dadka gobolka, si loo dhiso mustaqbal xooggan kana adkeysi badan sidii hore.

Previous Post

QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE QEYBO KA MID AH DALKA

Next Post

DHALINYARO JAAMICIYIIN AH OO TABARRUC WAXBARASHO U FIDINAYA BARAKACAYAASHA IYO DANYARTA

Related Posts

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 19, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

DHALINYARO JAAMICIYIIN AH OO TABARRUC WAXBARASHO U FIDINAYA BARAKACAYAASHA IYO DANYARTA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 24-SEP-2026

IDAACADDA 24-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 24-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-SEP-2026
September 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-SEP-2026
September 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-SEP-2026
September 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-SEP-2026
September 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo