Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE QEYBO KA MID AH DALKA

Radio Ergo by Radio Ergo
May 3, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankGarowe

Hoos u dhac ayaa ku yimid qiimaha lagu kala iibsado Geela oo aad looga isticmaalo Garowe. Cabdirisaaq Jaamac oo ah dullaal ku sugan sayladda Garowe ayaa Ergo uga warramay hoos u dhacaas.

“Sayladdan waxaa bilo yar ka hor la keeni jiray ilaa 20 neef oo Geel ah maalintii, haddase aad ayuu isu dhimay, waxaana la keenaa maalintii ugu badnaan 10 neef, waxaana sabab u ah qiimaha oo hoos u dhacay iyo dadkii oo joojiyay iibsiga badan ee hilibka xoolaha, iyagoo ka door biday kalluunka oo aad Garowe ugu soo batay.”

Geela

Muunada 1aad: SOS 16,000,000 (SOS 20,000,000, Toddobaadkii hore)
Muunada 2aad: SOS 1,700.000 (SOS 2,000000, toddobaadkii hore)
Baardheere

Weli hoos u dhaca qiimaha xoolaha nool e gobolka Gedo ayaa laga dareemayaa seyladaha. Aadan Cabdi Axmed oo ka mid ah dulaalleyda Baardheere ayaa Ergo uga warramay qiimaha xoolaha nool ee sayladdaas.

Geela

Muunada 1aad: SOS 20,000,000

Muunada 2aad: SOS 9,000,000

Ariga

Muunada 1aad:  SOS 1,800,000
Muunada 2aad: SOS 1,400,000
Muunada 3aad: SOS 1,000000

Lo`da

Dibiga weyn: SOS 9,000,000
Dibiga yaryarka ah: SOS 6,000,000

Salagle

Weli Aadan oo ka mid ah ganacsatada xoolaha degmada Salagle ee gobolka Jubbada Dhexe ayaa ka warbixinaya qiimaha xoolaha degmadaas.

Geela

Muunada 1aad: SOS 20,000,000
Muunada 2aad; SOS 15,000,000
Muunada 3aad: SOS 7,000,000

Lo`da

Muunada 1aad: SOS 7,000,000
Muunada 2aad: SOS 5,000,000

Ariga

Muunada 1aad: SOS 2,000,000
Muunada 2aad: SOS 500,000

Burco
Hoos u dhac qiimaha xoolaha ah ayaa ka jira seyladaha Burco, iyadoo loo sababeeyay qaar ka mid ah shaikadaha dhoofiya xoolaha oo aan wax badan ka iibsan toddobaadkan, sababo la xiriira xanuunno yar yar oo lagu arkay xoolaha, gaar ahaan Ariga. Aadan Jaamac Dhunkaal oo ka mid ah dullaaleyda Burco.

Geela

Muunada 1aad: USD 800
Muunada 2aad: USD 650

Ariga

Muunada 1aad: USD 80

Muunada 2aad: USD 78

Sidiiq Yuusuf Khalaf/ Cabdiraxmaan Xaaji/Axmed Cumar Saalixi/FM

Previous Post

HAWEENKA BARAKACAYAASHA GAROWE OO KA FAA`IIDEYSANAYA XIRFADAHA GACANTA EE LACAG LA`AAN AH

Next Post

QM OO WARBIXIN KA SOO SAARTAY TIRADA DAKDII KU DHINTAY MACLUUSHII SOOMAALIYA

Related Posts

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 19, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

QM OO WARBIXIN KA SOO SAARTAY TIRADA DAKDII KU DHINTAY MACLUUSHII SOOMAALIYA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 24-SEP-2026

IDAACADDA 24-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 24-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-SEP-2026
September 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-SEP-2026
September 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-SEP-2026
September 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-SEP-2026
September 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo