Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

HORUMARKA WAX SOO SAARKA BEERAHA PUNTLAND

Radio Ergo by Radio Ergo
April 30, 2013
in Cunto-Yaraanta
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankHorumar dhanka wax soo saarka khudaarta ayaa kasoo bidhaamay gobollada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, iyadoo khudaarta laga isticmaalo deegaannada ay ka timaaddo gudaha Puntland, marka laga reebo mooska, canbaha iyo liin bambeelmada oo weli aan laga beerin halkaas, sida ay sheegtay wasaaradda beeraha.

“Dadku waa inay istcimaalaan raashiinka gudaha dalka laga soo saaro, waa horumar la taaban karo in dadku ay ku baraarugeen inay maalgashadaan dhanka wax soo saarka beeraha“ Sidaa waxaa yiri wasiirka beeraha Puntland, Maxamuud Xaaji Saalax Biriishkalo, oo ka hadlayay kulan lagu soo bandhigayay horumarka wax soo saarka beeraha Puntland oo toddobaadkii hore lagu qabtay magaalada Garowe, kaasoo ay goob jog ka ahaayeen barnaamijka cuntada adduunka WFP, hay`adda beeraha QM ee FAO iyo NGOga ADESO.

Wasiirka ayaa ugu baaqay beeralleyda Puntland inay sii horumariyaan wax soo saarkooda oo ay hiigsadaan wax soo saarka dalagyada kala duwan sida haruurka, galleyda iyo digirta ee loo yaqaanno cunnooyinka aasaasiga ah.

Faadumo Jibriil oo ah madaxa ADESO oo kulankaas ka hadashay ayaa sheegtay in dhul walba uu ku wanaagsan yahay wax soo saar gaar ah, sidaa daraaddeed loo baahan yahay in beeralleydu ay deegaannadooda ka beertaan wax soo saarkii ku habboon.

Wasiirka beeraha ayaa uga digay beeralleyda inay ka digtoonaadaan suntan ay u isticmaalaan beeraha, taasoo uu sheegay in lagu sumoobo ayna sababto dhimasho, “Aqoon darro darteed ayay beeralleyda qaar u isticmaalaan sun ay farmashiyayaasha kasoo iibsadaan oo ay doonayaan inay cayayaanka kula tacaalaan, balse waa khatar weyn.” Ayuu yiri wasiirku.

Dhulalka Howdka, Sool, Nugaal, Gebi, Buuraha iyo Gubban ayaa ah dhul ku wanaagsan beeraha, waxaana ka baxa Timir iyo Beeyo ay can ku tahay Puntland.

Mudane Biriishkalo ayaa sheegay in timirta ka soo go`da beeraha Seyn, Bareeda, Galgala iyo Laag ee gobolka Bari haddii la horumariyo ay Soomaaliya uga maarmi karto timirta dibadda uga timaadda.

Marka laga soo tago biyaha laga helo roobka ee beeraha lagu waraabiyo, beeralleyda Puntland waxay ku tiirsna yihiin ilaha biyaha ah ee ka yimaada buuralleyda Golis ee gobollada Bari iyo Sanaag kuwaasoo ah kuwo aan kala go, lahayn xilli kasta.

Cabdiraxmaan Xaaji/FM/AM

Previous Post

65 kun carruur ah oo dabeysha looga tallaalay Gedo

Next Post

WERIYAHA RAADIYO ERGO EE GOBOLKA HIIRAAN OO LA DHAAWACAY

Related Posts

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km
Cunto-Yaraanta

In kabadan 20,000 oo qoys oo saf u gala ceel sii guraya oo Buurxakaba u jira 8 km

September 21, 2026
Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda
Cunto-Yaraanta

Danyar ku nool Hargaysa oo ka soo kaban waayay burbur ku yimid ganacsiyadooda

September 19, 2026
Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer
Beeraha Iyo Xoolaha

Duurjoog gaajaysan oo qasaare gaarsiiyay dalagyada beeraleyda Togdheer

September 15, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Dalag biyo la’aan awgeed u qalalay oo hubanti la’aan cunno biday beeraleyda Afgooye

September 7, 2026
Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa
Cunto-Yaraanta

Qiimo kororka shidaalka iyo canshuur dheeri ah oo nolol xumo galiyay danyarta Hargeysa

September 1, 2026
Next Post
WERIYAHA RAADIYO ERGO EE GOBOLKA HIIRAAN OO LA DHAAWACAY

WERIYAHA RAADIYO ERGO EE GOBOLKA HIIRAAN OO LA DHAAWACAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-SEP-2026

IDAACADDA 22-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-SEP-2026
September 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-SEP-2026
September 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-SEP-2026
September 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-SEP-2026
September 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-SEP-2026
September 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo