Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

SHARCI DIFAACAYA BARAKACAYAASHA AFRIKA OO MAANTA DHAQAN GALAYA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 6, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
DADKA DEGMADA AFMADOW OO KA SOO KABANAYA DAGAALLADA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankGuddiga caalamiga ah ee laanqeyrta cas (ICRC) ayaa soo dhoweeyay dhaqan gelidda uu maanta dhaqan galayo kulanka Midowga Afrika ee difaacidda iyo caawinta barakacayaasha ku sugan Afrika, taasoo sidoo kale loo yaqaanno kulankii Kampala.

Kulankii Kampala ayaa ah heshiiskii ugu horreeyay ee caalamiga ah ee difaacidda iyo caawinta barakacayaasha gudaha dalkooda ku barakacay ee qaaradda Afrika. Waxay kusoo rogeysaa dalalka mas`uuliyado lagu difaacayo laguna caawinayo barakacayaasha sababo la xiriira musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwo aadmigu sababo sida isku dhacyada hubeysan. Kulankan ayaa dhaqan geli doona maanta oo bisha December ay 6 tahay, 30 maalmood kadib markii dalka 15aad ee Afrika, Swaziland, ay oggolaashaheeda u gudbisay Midowga Afrika.

“Tanoo ah dukuminti sharci ah iskuna xiraya dhammaan waddamada Afrika-saddex meel ka meel waddamada dunida-hannaanka heshiiska wuxuu wakiil ka yahay tallaabo muhiim ah oo loo qaadayo difaacidda iyo caawinta barakacayaasha ku nool Afrika,” sidaa waxaa yiri Bruce Mokaya Orina, oo ah madaxa wafdiga ICRC ee Midowga Afrika. ICRC ayaa ka shaqeysa difaacidda nolosha iyo sumcadda dadka ay saameeyeen isku dhacyada hubeysan iyo xaalado kale. Dad badan ayaa bakaracaal ah. ICRC keliya ayaa caawisay in ka badan 2.2 million oo qof kuwaasoo gudaha Afrika ku barakacay sanadkii 2012kii iyo ku dhowaad 4 million oo barakacay sanadkii 2011kii.

“ICRC waxay qeyb ka qaadatay hab-socodka heshiiska waxayna dabada ka riixday saxiixidda heshiiska iyo dhaqan gelintiisa mustaqbalka si heer qaran ah ay u hirgeliyaan dhammaan waddamada xubnaha ka ah Midowga,” sidaa waxaa yiri Mr Orina. Iyadoo heshiisku uu sidoo kale huwan yahay xaalado sharciga caalamiga ah ee bini`aadannimada-shuruucyo lagu raadinayo xaddididda saameynta isku dhacyada hubeysan ay geystaan ayaa ah mid muhiim ah oo meesha ku jira, ICRC ayaa u taagan caawinta dalalka dadaalka ugu jira dhaqna gelinta sharcigooda gudaha.

Previous Post

TAHRIIBKA OO KU SOO BADANAYA SOMALILAND

Next Post

FAO OO U CODSANEYSA SOOMAALIYA KAALMO DHEERAAD

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
FAO OO U CODSANEYSA SOOMAALIYA KAALMO DHEERAAD

FAO OO U CODSANEYSA SOOMAALIYA KAALMO DHEERAAD

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-SEP-2026

IDAACADDA 12-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo