Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

JOOJINTA DILALKA QORSHAYSAN EE WERIYEYAASHA SOMAALIDA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 11, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
JOOJINTA DILALKA QORSHAYSAN EE WERIYEYAASHA SOMAALIDA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankMaalinta Caalamiga ah ee Xuquuqda aadanaha oo diiradda lagu saaray xorriyadda hadalka Soomaaliya

Kulan magaalada Muqdisho lagu qabtay ayaa waxaa xubno ka socday midowga Yurub iyo dalalka xubnaha ah, wakiillo ka socday warbaahinta Soomaalida, madax ka socotay dawladfa iyo hayádo caalami ah looga hadlay dhibaatooyinka ka taagan xoriyada hadalka Soomaaliya.

Kulankaas oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee xuquuqal-Insaanka ayaa xubnihii ka qeygalay ku falanqeeyeen baahida loo qabo joojinta dilalka qorshaysan iyo weerarrada weriyayaasha ee Somaaliya.

Fadhiga oo ay soo qabanqaabiyeen Midowga Yurub iyo hayádaha wadashaqaynta la leh ayaa ahaa kii ugu horreeyay ee noociisa ah ee lagu qabto magaalada Muqdisho oo xuddun u ahayd mowjado dilal ah oo sanadkaan loo gaystay in ka badan 18 suxufi gudaha Soomaaliya. Muqdisho waxa ay ka mid tahay meelaha ugu khatarta badan ee uu wariye ku shaqeeyo guud ahaan Soomaaliya sida ay sheegeen hayáddaha u dhaqdhaqaaqa xorriyadda saxaafadda.

Ka qayb-galayaasha waxa ay ka doodeen arrimo ballaaran oo la xirrira nabadgelyada weriyayaasha, sidii wax looga qaban lahaa kuwa inta ay dilalka gaystaan haddana baxsada iyagoo aan sharci la hor keenin (impunity), mabaadi’da xirfadeeded iyo anshax ee howlwadeennada warbaahinta iyo qaabaynta warbaahinta.

Xubnahaas ayaa waxa ay gabagabadii kulanka ay carrabka ku adkeeyeen  baahida loo qabo in la waafajiyo sharciga warbaahinta ee 2007 dastuurka qabyada ah iyo in la sii horumariyo hab anshaxa xirfadeed ee qaybta warbaahinta Soomaaliya iyadoo isla marahaantaasna la abuurayo jawi ay wariyayaasha ku shaqeyn karaan.

MG

Previous Post

ROOBABKII DEYRTA EE SANADKAN 2012

Next Post

SOOMAALIDA KOOFUR AFRIKA OO SAFARRADOODII DIB U BILAABAY

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
DIL LOO GEYSTAY GANACSATO SOOMAALIYEED OO KU NOOL KOONFUR AFRIKA

SOOMAALIDA KOOFUR AFRIKA OO SAFARRADOODII DIB U BILAABAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 24-JUN-2026

IDAACADDA 24-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 24-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUN-2026
June 20, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo