Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

SOOMAALIDA KOOFUR AFRIKA OO SAFARRADOODII DIB U BILAABAY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
December 12, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
DIL LOO GEYSTAY GANACSATO SOOMAALIYEED OO KU NOOL KOONFUR AFRIKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWaaxda arimaha debadda ee Koofur Afrika ayaa dib u fasaxday safarradii ay Soomaalida dib ugu laabanayeen dalkooda ka dib markii maalmo ka hor xabsiga la dhigay Soomaali u laabanaysay dalkooda.

Arintan ayaa la xiriirtay iyadoo ay dawladda Koonfur Afrika ay reebtay in lagu socdaalo baasaboorradii hore ka dib markii ay sheegtay in Soomaaliya ay ku soo wargalisay inaan lagu socdaali karin baasaboorradaas. Ilaa siddeed qof oo Soomaali ah ayaa lagu xirey Thabo International airtport ee magaalada Johanseburg kuwaasoo la sheegay iney ku socdaali rabeen baasboorradii hore inkastoo markii dambe la sii daayey dadaal ay u galeen jaaliyadda Soomaalida aawadeed iyadoo ay dibna ugu laabteen Soomaaliya.

Cabdisalaan Axmed Nuur oo ka mid ah dadka u ololeyo arrimaha Soomaalida ayaa raadiyo Ergo u sheegay in aanay dawladda Koonfur Afrika u diidin Soomaalida inay dalkooda dib ugu laabtaan balse ay diideen oo keliya in lagu baxo baasaborradii hore.

Mar aan waydiiyay in dowladda Koonfur Afrika ay gabi ahaanba joojisay in Soomaalida aadaan dalkooda wuxuu sheegay in warkaasi uusan ahayn mid sax ah oo ay Soomaali badan  habeen walba aadaan Soomaaliya.

Waxaa dhaowaan la filayaa in dowladda federalka ee  Soomaaliya ay furto Safaaradeeda Koofur Afrika is ay wax ka qabato dhibaatooyinka ka haysta Soomaalida socdaalka iyo nabadgelyada.

Cabdulqaadir Axad/FM/AM

Previous Post

JOOJINTA DILALKA QORSHAYSAN EE WERIYEYAASHA SOMAALIDA

Next Post

NATIIJO LAGU MURMAY OO LOO GUDBIYAY MAXKAMADDA HARGEYSA

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
NATIIJO LAGU MURMAY OO LOO GUDBIYAY MAXKAMADDA HARGEYSA

NATIIJO LAGU MURMAY OO LOO GUDBIYAY MAXKAMADDA HARGEYSA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 13-SEP-2026

IDAACADDA 13-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 13-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-SEP-2026
September 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-SEP-2026
September 12, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo