Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

XAALADA MUHAAJIRIINTA SOOMAALIDA AH EE KU XIRXIRAN XABSIYADA TANZANIA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 8, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
XAALADA MUHAAJIRIINTA SOOMAALIDA AH EE KU XIRXIRAN XABSIYADA TANZANIA

File photo/Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXabsiyo ku yaalla ku yaalla wadanka Tanzania ayaa lagu soo waramayaa in ay ku tabaaleeysan maxaabiis Soomaali, oo badankood ay xirxireen ciidamada waddanka Tanzania xili ay si sharci darro ah ugu safrayeen wadankaas, oo ay doonayaan in ay uga sii gudbaan dhinaca koonfureed ee qaaradan Afrika.

Haddaba idaacada Ergo oo goor sii horeysay ay u suurtagashay iney wareysi kula yeelatay qaar ka mid ah maxaabiista Soomaalida ah oo ku xiran xabsi ku yaalla waddanka Tanzania ayaa waxa ay maxaabiistaan noo sheegeen in ciidamada ilaalada xabsiyada Tanzania ay kala kulmaan dhibaatooyin isugu jira garaacid iyo in muddo dheer xabsiyada la isaga hayo iyagoo aan caddaaladda la hor keenin iyo in beeraha lagu fasho. Jaalliyada Soomaalida ee wadankaas Tanzania ayaa sheegaya in ay ka war hayaan xaaladaha adag ee ku haysta maxaabiista xabsiyada, iyagoo sheegay in muddooyinkii ugu dambeeyay ay cadaadis adag kala kulmaan xabsiyada oo loo diiday in ay booqdaan maxaabiista.

Maxamed Moojooy oo kamid ah jaalliyada Soomaalida eek u nool wadanka Tanzania ayaa idaacada Ergo u sheegay in sidoo kale ay jiraan maxaabiistaan xabsiga ku dhex dhinta, ka dib markii ay ku dhacaan cudurro.

Haddaba si aan arrimahaas wax badan uga ogaano ayaa idaacada Ergo ay wareysi xaaladda muhaajiriinta kala yeelatay Xusna Tandhika oo ah sarkaal ka tirsan xafiiska hayádda muhaajiriinta caalamiga ah ee IOM ee magaalada Darasalaam, Maxamed Gaarane ayaana wareystay.

Haddaba ka dhegeyso wareysiga oo dhameystiran raadiyo Ergo barnaamijkiisa 08 November 2012

Previous Post

SAADAASHA HAWADA SOOMAALIYA

Next Post

WEBIGA SHABEELLE OO FATAHAY

Related Posts

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga raray xeryo ku yaalla Kismaayo oo ka cabanaya shaqo la’aan iyo nolol xumo

September 3, 2026
Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xoogsato laga hor istaagay shaqadooda oo Baydhabo ku wajahaya nolol xumo

August 29, 2026
Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nugul oo ku xoolo beelay roob la’aanta oo ku biiray xero ku taalla Gaalkacyo

August 28, 2026
Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluumeysto barakac ku ah Muqdisho oo ka cabanaya xirfad la’aan ka dhan ah shaqadooda

August 24, 2026
Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Beeraley colaad uga cararay dalagyo u soo go’ay oo nolol xumo ku wajahaya Baydhabo

August 10, 2026
Mandheera: Qoysas ka soo kaban waayay fatahaad baabi’isay beerahooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Kalluunka laga jillaabto webiga oo badbaado kumeel-gaar ah u ah beeralayda Baarsanguuni

August 6, 2026
Next Post
WEBIGA SHABEELLE OO FATAHAY

WEBIGA SHABEELLE OO FATAHAY

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 11-SEP-2026

IDAACADDA 11-SEP-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 11-SEP-2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-SEP-2026
September 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-SEP-2026
September 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-SEP-202
September 9, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 08-SEP-202
September 8, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 07-SEP-2026
September 7, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo