Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Masiibooyinka

WEBIGA SHABEELLE OO FATAHAY

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 8, 2012
in Masiibooyinka
0
WEBIGA SHABEELLE OO FATAHAY
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankWebiga Shaabeelle oo fatahay ayaa xiray qaybo ka mid ah waddada u dhaxeysa Muqdisho iyo Beledweyne, iyadoo ay ku adkaatay dadka safarka ah inay isticmaalaan.

Daadadka ka soo fatahay kanaalka Shiinaha ee u dhow deegaanka Buurane ayaana hadda xiray waddada. Haweeney ka mid ahayd dad rakaab ah oo muddo saddex maalmood ka badan ku soo jirtay jidka u dhexeeya Muqdisho iyo Beledweyne ayaa Ergo u sheegtay “Xamar ilaa Buurane biyo ayaan ku soo soconnay, meeshii ugu darneydna Buurane ayey aheyd, gaadiidkii waan ka degannay lug ayaan isticmaalay, biyo xawli u socda ayaana meel kasta ku arkeysaa, aniga biyahaan ku lugeynayey ayaan ku dhacay oo dhaawac iga gaaray lugta, gawaari ku qalibantay waan aragnay, kuwo badan oo biyaha dhex yaallana waan soo dhaafnay”.

Cabdi Maxamed Xasan, oo ah darawal isticmaala waddadaas, kana shaqeeya inta u dhaxeysa Jowhar iyo Beledweyne ayaa Ergo u sheegay in maalmo ka badan saddex ay ku soo jireen waddada, isagoo sheegay in laba habeen uu biyo ku jiray gaarigiisii, carruurtii iyo dadkii jilicsanaana ay ku rafaadeen, laamigiina bohollo dhaadheer ayaa ka qodan, kuwaasoo biyihu dabooleen, gaadiidkuna ku qalibmaan, isagoo sheegay in gaadiid badani hadda ku jiraan.
Mashruuca SWALIM oo u qaabilsan hay`adda cuntadda iyo beeraha qaramada midoobay ee FAO, ayaa saadaasheedii ugu dambeysay ee cimilada Soomaaliya kaga digtay in webiga Shabeelle uu fatahaad geysanayo.

Cabdullaahi Salaad/MH/FM

Previous Post

XAALADA MUHAAJIRIINTA SOOMAALIDA AH EE KU XIRXIRAN XABSIYADA TANZANIA

Next Post

BARAKACAYAAL AY HOY LA`AAN KU HAYSATO DOOLOW

Related Posts

Jalalaqsi: Xoolo dhaqato-beeralay abaartu saamaysay oo nolol adag ku wahajaya xeryo ku yaalla magaalada
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan isku biirsaday qoysas soo maciin bidday xeryo ku yaalla Jowhar

January 8, 2026
Soomaaliland: Xoolo-dhaqato kireeya geel irmaan si ay cunno ugu helaan carruurtooda
Cunto-Yaraanta

Hargeysa: Nolol xumo soo wajahday qoysaska ka ganacsada caanaha geela saamaynta abaarta darteed

January 7, 2026
Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Cunno xumo iyo go’doon ka dhashay fatahaad uu gaystay webiga Shabeelle

November 5, 2025
Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi
Beeraha Iyo Xoolaha

Awdal: Daymo ay qaateen beeraleyda tuulada Ruqi oo sababay in ay xirmaan goobo ganacsi

April 25, 2025
Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Galgaduud: Nolol-xumo ka dhalatay daad barakiciyay qoysaskii ku noolaa tuulada Docolley

May 26, 2024
Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale
Arrimaha Bulshada

Dab kale oo burburiyay qayb ka mid ah suuqa Bakaaraha kaas oo sababay burbur dhaqaale

May 21, 2024
Next Post
BARAKACAYAAL AY HOY LA`AAN KU HAYSATO DOOLOW

BARAKACAYAAL AY HOY LA`AAN KU HAYSATO DOOLOW

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 22-APR-2026

IDAACADDA 22-APR-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 22-APR-2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-APR-2026
April 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-APR-2026
April 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-APR-2026
April 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-APR-2026
April 19, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 18-APR-2026
April 18, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo