Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

BARAKACAYAAL AY HOY LA`AAN KU HAYSATO DOOLOW

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 9, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
BARAKACAYAAL AY HOY LA`AAN KU HAYSATO DOOLOW
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDadka barakacayaasha ah ee ku jira xerada Kambaaso oo ku taalla degmada Doolow ee gobolka Gedo, ayaa sheegaya inay haystaan dhibaatooyin nololeed, qaar ka mid ah dadka ku jira xeradaas oo Ergo la hadlayey ayaa sidoo kale codsaday gargaar in lala soo gaaro.

Haweeney la yiraahdo Xabiibo Cabdi Xaashi, oo ka mid ah guddiga xeradaas kana soo barakacday degmada Garbahaarrey ee gobolka Gedo ayaa sheegtay in dhibaatada ugu darani ay tahay hoy iyo cunto la`aan, iyadoo xilli roobaad lagu jiro, “Habeenkii bannaanka ayaan seexannaa oo ilmihii daadsan yihiin qabowga jira”.

Dadka ku jira xeradaan ayaa sheegaya inay barakacayaasha qaarkood billaabeen inay ka tagaan xeradaas, qaar waxay galayaan xeryaha qaxootiga ee Doolow Itoobiya, halka kuwo kalena dantu ku celinayso Bay iyo Bakoo kuwooda awooda.

Xeradaan ayaa dadka ku jira ay yihiin kuwii ay soo barakicisay abaartii sanadkii tegey ku dhufatay gobollada koonfureed ee Soomaaliya, iyagoo guddiga xeradaasi ay sheegayaan inay quud darraynayaan inay dadka deegannadoodii ku noqdaan, dhibaatada jirta darteed aysan cunto heysan.

Cabdiqani Cabdillaahi oo isna ka mid ah dadka ku jira xerada ayaa sheegay in biyaha, sahayda caafimaadka iyo nabad gelyada xeradu ay wanaagsantahay, laakiin dhibaatadu tahay hoy la`aan.
Maxamed Macalin/MH/FM

Previous Post

WEBIGA SHABEELLE OO FATAHAY

Next Post

WARARKII QIIMAHA XOOLAHA EE TODDOBAADKA

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
WARARKII QIIMAHA XOOLLAHA SOOMAALIYA EE TODOBAADKA

WARARKII QIIMAHA XOOLAHA EE TODDOBAADKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-JUN-2026

IDAACADDA 25-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo