Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Cunto-Yaraanta

WARARKII QIIMAHA XOOLAHA EE TODDOBAADKA

Hemed Abdiaziz by Hemed Abdiaziz
November 9, 2012
in Cunto-Yaraanta
0
WARARKII QIIMAHA XOOLLAHA SOOMAALIYA EE TODOBAADKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDhoofkii xoolaha ee aadayey waddamada Khaliijka ayaa hadda hakad ku jira, kaddib markii ay dhammaatay bishii gudashada waajibaadka Xajka oo xoolo ka badan 2 milyan oo neef ay guud ahaan waddanka ka dhoofeen,  sayladda Burco oo ah tan ugu weyn waddanka ayaan dhaqdhaqaaqii xoolaha dhoofku ka jirin saaka, siduu Ergo u sheegay Aadan Jaamac  Dhunkaal oo ka tirsan ganacsatada sayladdaas xoolaha ku iibisa, isagoo sheegay inay shirkaduhu sheegeen inay iibka dhoofka xoolaha dib u billaabayaan bishan dabayaaqadeeda, haddase waxaa iibka xoolaha ee ka jira sayladdaas yahay adhiga qalliinka ah oo isaga laftigiisu qiimahiisu korreeyo.
Adhiga qalliinka gudaha
Muunada 1aad =$110
Muunada 2aad = £90
Muunada 3aad = $70

Dhanka gobollada dhexe, siduu sheegay Cumar Salaad oo ka tirsan ganacsatada xoolaha ee degmada Guraceel, ma jiro dhaqdhaqaaq ganacsi oo xoolaha ah, qiimahooduna aad buu u jaban yahay waqtigaan, waana adhiga qalliinka gudaha keliya waxa la iibsado, wuxuuna saaka qiimuhu yahay.
Muunada 1aad = 1500,000 Sh. Somali
Muunada 2aad = 1200,000 Sh. Somali

Baardheere
Adhiga
Muunada 1aad = 1600,000 Sh. Somali
Muunada 2aad = 1400,000 Sh. Somali
Laascaanood
Daabaxa qalliinka
Muunada 1aad = $80
Muunada 2aad = £75

Mogadishu
Geel bariimo ah = $1000
Lo’ bariimo ah = $240

Adhi
Muunada 1aad = $100
Muunada 2aad = $90

Baydhabo
Geel = $920
Lo’ =  $200

Adhi
Muunada 1aad = $84
Muunada 2aad = $75

MH/FM

Previous Post

BARAKACAYAAL AY HOY LA`AAN KU HAYSATO DOOLOW

Next Post

WARARKII SAADAASHA ROOBABKA EE TODDOBAADKA

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
blank
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraley ku nool Galgaduud oo wajahaya nolol xumo markii gubay beero ay ku tiirsanaayeen

June 22, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda tuulada sayn ee gobolka Bari oo wajahaya roob la’aantii ugu darnayd

June 13, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada
Beeraha Iyo Xoolaha

Beeraleyda Bay oo ku qasaaray dalagyo ay filayeen in ay kaga baxaan nolol xumada

June 4, 2026
Next Post
SAADAASHA HAWADA IYO ROOBABKA SOOMAALIYA

WARARKII SAADAASHA ROOBABKA EE TODDOBAADKA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-JUN-2026

IDAACADDA 25-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo