Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Saddex nin oo lagu dilay xerada ifo

Radio Ergo by Radio Ergo
September 4, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Saddex nin oo lagu dilay xerada ifo
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankSaddex nin oo xamaalato ahaa oo shalay lagu dilay xerada qaxootiga Ifo, deegaanka Dhadhaab gobolka Woqooyi-bari Kenya ayaa waxaa walaac ka muujiyay dadka deegaanka, iyadoo ay casbi iyo naxdin ku noqotay dilkaasi.

Saddexdan nin oo lagu kala magacaabi jiray  Cabdinuur Cali, Sabti cusman Fiile iyo Nuur Maxamed Cusmaan ayaa waxay ahaayeen xamaalato  inta badan  ku shaqeysta  kareetooyin, iyagoo dhulka miyiga uga keena  waxyaabaha loo isticmaalo guryaha sida dhista iyo tiirarka.

Nin qaraabo la ah nimankaasi la dilay oo magaciisa kusoo koobay Deerow ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in aan la ogeyn sababta rasmiga ah ee raggaasi loo dilay, balse ay uga shakisan yihiin aano qabiil.

Booliiska iyo dadweynaha xerada ku dhaqan ayaa ku guuleystay soo helidda meydadka saddexda nin, iyadoo isla shalayba lagu aasay xerada Ifo.

Deerow ayaa sheegay in saddexdoodaba ay dhowaan ka yimaadeen dalka Soomaaliya, iyagoo abaartii dalka ku dhufatay sanadkii hore kasoo qaxay.

Dhowaan ayaa xerada Ifo lagu dilay nin la joogay Lo` uu lahaa, balse dilka saddexdan nine e hal maalin la wada dilay ayaa cabsi xooggan ku beertay qaxootiga ku nool xeryaha Dhadhaab.
Qureesho Xuseen Raage oo ka mid ahayd ma`suuliyiinta xerada Ifo, ayaa iyadana dhowaan ay rag hubeysan ku dileen gudaha xeradaasi.

Falalka mmaan darrada ah ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay kusoo badanayay xeryaha qaxootiga Dhadhaab oo boqollaal kun oo qaxooti Soomaaliyeed ay ku jiraan.

Farxaan Lafoole/MG/FM

Previous Post

QM oo ka walaacsan dilalka wariyayaasha soomaaliya

Next Post

Muhaajiriin soomaali ah oo ku jira xabsiyo libya oo dalbaday in dalka lagu celiyo

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
Muhaajiriin soomaali ah oo ku jira xabsiyo libya oo dalbaday in dalka lagu celiyo

Muhaajiriin soomaali ah oo ku jira xabsiyo libya oo dalbaday in dalka lagu celiyo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 24-JUN-2026

IDAACADDA 24-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 24-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUN-2026
June 20, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo