Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

QM oo ka walaacsan dilalka wariyayaasha soomaaliya

Radio Ergo by Radio Ergo
September 3, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Boob iyo gubid lagu hayo dukaamada soomaalidu ku leeyihiin koofur afrika
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankQM ayaa ugu baaqday dowladda Soomaaliya  inay awooddeeda isugu geyso dhammeynta tacaddiyada loo geysanayo warfidiyeennada Soomaaliyeed, oo sanadkan dhexdiisa gudaha dalka lagu dilay 8 weriyeyaal.

Irina Bokova, oo ah agaasimaha hay`adda QM u qaabilsan waxbarashada, sayniska iyo dhaqanka QM ee UNESCO ayaa cambaareysay dilkii ugu dambeeyay ee weriye Maxamuud Cali Kheyrre loogu geystay magaalada Muqdisho.

Bokova ayaa sheegtay inay aad uga walaacsantahay dilalka sii kordhaya ee loo geysanayo bulshada rayidka ah ee ay ku jiraan wariyayaasha Soomaaliyeed.

Maxamuud Cali Kheyre oo loo yaqaanay Buneyste oo 23 jir ahaa ayaa 12-kii  August waxaa lagu dilay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Buneyste ayaa kamid ahaa wariyayaasha dibada uga soo qaxay Soomaaliya, isagoo  muddo labo sano ah ku noolaa magaalada Nairabi ka hor inta uusan dib ugu laaban dal bartamihii sanadkan kaddib markii xaaladda ammaan ee magaalada Muqdisho ay xoogaa soo wanaagsanaatay sanadkan.Marxuumkaas ayaa u geeriyooday hal xabbad oo  uga dhacday madaxa.

Tan iyo sanadkii 2009, 18 saxafiyiin ayaa lagu dilay gudaha Soomaaliya, iyadoo sanadkan 2012ka uu kamid ahaa sanadii ugu xumaa ee soo mara wariyayaasha Soomaalida.

FM

Previous Post

FAO: XASARADAHA SOOMAALIYA WAY SII YARAANAYAAN, BALSE 2.12 MILYAN OO QOF AYAY HEYSATAA XAALAD CUNNO YARAAN

Next Post

Saddex nin oo lagu dilay xerada ifo

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
Saddex nin oo lagu dilay xerada ifo

Saddex nin oo lagu dilay xerada ifo

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 25-JUN-2026

IDAACADDA 25-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 25-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 25-JUN-2026
June 25, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo