Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Muhaajiriin soomaali ah oo ku jira xabsiyo libya oo dalbaday in dalka lagu celiyo

Radio Ergo by Radio Ergo
September 4, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Muhaajiriin soomaali ah oo ku jira xabsiyo libya oo dalbaday in dalka lagu celiyo

Sawirrada keydka Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankDhalinyaro soomaaliyeed oo tahriib ahaan ku soo galay dalka Libya muddana halkaasi ku sugnaa ayaa haatan doorbiday inay dalkooda dib ugu soo laabtaan. Dhalinyaradan oo tiradoodu ay laba boqol ka badantahay ayaa safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi iska diiwaan geliyay si dib loogu celiyo.

Safiirka Soomaaliya u jooga dalka Libya Cabdiqani Maxamed Waceys, ayaa Raadiyo Ergo u sheegay in dib u laabashada  dhalinyaradan ay iska kaashanayaan  safaaradda Soomaaliya, dowladda Libya, UNHCR iyo uruka muhaajiriinta caalamiga ah IOM.

Illaa 700 oo maxaabiis Soomaaliyeed ayaa ku jira xabsiyada dalka Libya, sida uu safiirku sheegay.  Waxaana la qabtay qaarkood xilli ay doonayeen inay dalkaasi uga sii gudbaan dalka Talyaaniga. “Qof kasta oo doonaya inuu dalkiisa dib ugu laabto, Libya diyaar ayay u tahay inay ka caawiso. Haddii kalana dowladda Libya waxay go`aansatay inay baddeeda xirato oo aan laga tahriibin.” Ayuu yiri Danjire Cabdiqani.

Wuxuu safiirku sheegay inaan cedna lagu qasbeynin inay dalkeeda dib ugu laabato, balse qofkii iskiis u laabanaya la caawinayo, wuxuuse ugu baaqay kuwa aan dooneynin inay dib u laabtaan inay ka shaqeystaan gudaha Libya oo aysan kaisi tahriibin, taasoo sida uu sheegay khatar badan u keeneysa.

“Dhalinyarada Soomalaiyeed ee dalkaan jooga waxaa laga dhaadhicin waayay inay gudaha dalkaan ka shaqeystaan, bilihii Maarso iyo Abriil ee sanadkan dhalinyaro gaaraya 200 ayay safaaraddu ka sii deysay xabsiyada iyadoo damaanad qaadday inay shaqeysanayaan, balse labadaasi boqol qaarna waa la la`yahay, qaarna xabsiyada ayay ku jiraan.”

Dalka Libya oo inta badan Soomaalida doonaya inay galaan waddamada Yurub ay marin kasii dhigtaan, ayaa muddo waxaa ka socday rabshado siyaasadeed kuwaasoo dhibaatooyin badan ay kala kulmeen muhaajiriinta horraanba u joogay dalkaasi iyo kuwa xilligaas soo galay.

MG/FM

Previous Post

Saddex nin oo lagu dilay xerada ifo

Next Post

Barakac ka taagan kismaayo iyo hay`adda maarreynta musiibooyinka oo ka hadashay

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
Barakac ka taagan kismaayo iyo hay`adda maarreynta musiibooyinka oo ka hadashay

Barakac ka taagan kismaayo iyo hay`adda maarreynta musiibooyinka oo ka hadashay

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 24-JUN-2026

IDAACADDA 24-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 24-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUN-2026
June 20, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo