Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakac ka taagan kismaayo iyo hay`adda maarreynta musiibooyinka oo ka hadashay

Radio Ergo by Radio Ergo
September 5, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakac ka taagan kismaayo iyo hay`adda maarreynta musiibooyinka oo ka hadashay
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankXaalado adag ayaa ka jira qeybo ka mid ah  gobollada Jubbooyinka halkaasoo maalmihii ugu dambeeyay ay dagaallo iyo  duqaymo ka dhacayeen, kuwaasoo sababay in qoysas badan oo ku noolaa gobolladaasi gaar ahaan magaalada xarunta ah ee Kismaayo ay billaabeen inay ka barakacaan degaannadooda .

“Badi dadkii ku noolaa gudaha magaalada Kismaayo waxaay billaabeen inay isaga barakacaan guryahooda, taasoo ay ugu wacan tahay duqeymaha iyo dagaallada ka dhacaya hareeraheenna,” Sidaaan waxaa Ergo u sheegtay haweeney ka mid ah dadka ku nool degmada Kismaayo, haweeneydaasi ayaa sheegtay in dadku ay u barakacayaan dhanka degmada ku taalla xuduudda ee Dhoobley iyo dhanka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. “Ma qiyaasi karo dadka ka baxaya gudaha magaalada ee qaxaya, laakiin waxaan idiin sheegayaa in dadku ay ka barakacayaan magaalada Kismaayo, aniga idinla hadalaya go`aan ma gaari karo  oo waxaa naga maqan odaygii reerka, laakiin markuu noo yimaado ayaan qadanaynaa go`aan ah inaan jogno ama inaan baxno.” Ayay tiri haweeneydaasi.

Cabsidaan xooggan ee soo wajaheysa dadka ku nool magaalo xeebeedka Kismaayo ayaa imaanaysa  xilli  dagaallo culus ay maalmihii la soo dhaafay  ka dhaceen tuulooyin hoostaga degmada  iyo duqeymo la sheegay in loo geystay goobo ka tirsan gobolka, kuwaasoo ay fulinayeen ciidamada milatariga dowladda Kenya .

“Arrimahaan ka soo cusboonaaday gobollada Jubbooyinka ee barakaca cusub ah aad ayaan uga xunnahay, qaar kamid ah qoysas ka yimid halkaasina way soo gaareen gudaha magaalada Muqdisho,” sidaa waxaa Ergo u sheegay Cabdullaahi Maxamad  Jimaacaale oo isagu ah guddoomiyaha hay`adda maarreynta musiibooyinka qaranka Soomaaliyeed. Isagoo sheegay in qaar kamid ah dadka ka barakacaya Kismaayo ay gaareen dalka Kenya, taasoo uu sheegay inay ka xun yihiin qulqulka barakacayaasha ee xilli kasta soo cusboonaanaya .

“Qoysaska ku nool goobaha colaaddu ka oogan tahay waxay qabaan baqdin fara badan, taasoo ku aaddan in la duqeeyo ama dushooda lagu kor dagaallamo, mana jirto wax ay kaga hortagi karaan,waxaan ka codsanaynaa ciidamada midowga Afrika inay  yareeyaan khasaaraha shacabka gaaraya, waxaan u sheegaynaa sidoo  kale inay dadka rayidka ah ilaaliyaan oo ay u digaan.” Ayuu yiri Cabdullaahi.

Wuxuu dhanka kale ka codsaday  hay`adaha samafalka inay la socdaan xaaladaha ay waajahayaan qoysaska deegaanka, haddii ay suura gal tahayna ay  gurmad gaarsiiyaan.

Si kastaba, xaaladda magaalada ku taalla xeebta Badweynta Hindiya ee Kismaayo ayaa maalmahaan dambe waxaa ka taagan loollan adag oo ku aaddan gacan ku haynteeda, taasoo sababatay in dadka deggan degmada ay soo wajahdo cabsi xoog badan.

Cabdisamad/MG/FM

Previous Post

Muhaajiriin soomaali ah oo ku jira xabsiyo libya oo dalbaday in dalka lagu celiyo

Next Post

Nolosha wiil ku curyaamay dalka Koofur Afrika

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
Nolosha wiil ku curyaamay dalka Koofur Afrika

Nolosha wiil ku curyaamay dalka Koofur Afrika

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 24-JUN-2026

IDAACADDA 24-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 24-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUN-2026
June 20, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo