Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Barakacayaal ku tabaalaysan xadka soomaaliya iyo kenya

Radio Ergo by Radio Ergo
September 27, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Barakacayaal ku tabaalaysan xadka soomaaliya iyo kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankQoysas ka soo cararay colaadaha ka taagan gobollada Jubbooyinka, Gedo, Shabeellaha Hoose iyo meelo kale oo koonfurta ah ayaa gaaray xerooyinka qaxootiga ee ku yaal  waddanka Kenya  iyo tuulooyin hoos taga degmada Dhoobleey, kuwaasoo ay  ka  mid yihiin Garileey, Cadayleey, Shabaax, Yaraa, Sariiro, Magar, Yeeyo iyo tuulooyin kale.

Xaaji Cumar Xuseen wuxuu  oo ka mid ah waxgaradka ku nool degmada Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose ayaa radio Ergo u sheegay in dadkaasi ay haysato dhibaato aad u badan kuwa ugu daranna ay yihiin biyo la`aan iyo  hoy la`aan, wuxuuna codsaday in dadkaas lala soo gaaro gurmad degdeg ah.

Degaannada ay qoysaskaani soo degeen waxaa hore ugu sugnaa qoysas reer guuraa xoolo dhaqata ah, kuwaasoo noloshoodu ku tiirsan tahay xoolaha nool, muddooyinkii ugu dambeeyayna waxaa qoysaskaas soo food saaray dhibaatooyin dhanka nolosha ah , iyagoonan helin wax roobab ah muddooyinkan dambe awadeed.

Arrimahan waxaa sii adkeynaya iyadoo weli ay sii socdaan dagaallada ka socda Jubbooyinka iyo Gedo, iyadoo welina ay jiraan dad soo barakacaya oo soo gaaraya xudduudaha Kenya ay la wadaagto Soomaaliya.

AA/MG/MH

Previous Post

Xaaladaha nolosha gobolka shabeellaha hoose

Next Post

SWALIM: FATAHAADO LAGA BAQAYO XILLIGA DAYRTA

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
SWALIM: FATAHAADO LAGA BAQAYO XILLIGA DAYRTA

SWALIM: FATAHAADO LAGA BAQAYO XILLIGA DAYRTA

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 23-JUN-2026

IDAACADDA 23-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 23-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUN-2026
June 20, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 19-JUN-2026
June 19, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo