Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Isbitaal banaadir: 10 qof oo nafaqo daro haysato ayaa maalintii timaada

Radio Ergo by Radio Ergo
July 27, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Keydka sawirrada Ergo

0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blankIyadoo dhowaan ay sheegtay qaramada midoobay inay yaraatay macaluusha Soomaaliya ka jirtay ayaa haddana maalmihii lasoo dhaafay waxaa isa soo taraya dadka uu soo ridanayo xanuunnka nafaqadarrada gaar ahaan carruurta da`dooda ay ka yartahay 5-sano  sida ay sheegayaan saraakiisha caafimaadka magaalada Muqdisho gaar ahaan madaxa caafimaadka isbitaalka Banaadir Dr Luul Maxamuud Maxamed,  waxayna sheegtay in maalmihii lasoo dhaafay  ay jireen tiro aan fadhin oo ah xanuunka nafaqadarrada oo soo gaaraya isbitaalka Banaadir gaar ahaan cudurrada oo siyaabo kala duwan dadka ugu dhaca kadibna ay unuglaadaan xaaladaha nafaqadarrada loo yaqaan.

“Waxaan maalintii qabannaa bukaan gaaraya illaa 10 qof oo qaba xanuunka nafaqadarrada  waxaana dadka oo qaba xanuunno kale ay markasta lasoo gudboonaataa xaalasda nafaqadara ah, waxaana dadka badankood ay nooga yimaadaan xerooyinka barakacayaasha iyo dadka saboolka ah.” Ayay tiri Diktooreysa Luul.

Sidoo kale Dr. Luul Maxamuud ayaa sheegtay inuu jiro gaabaabsi ku yimid  daawooyinka quudinta ee isbitaalka, sidaas darteedna xilligan uusan isbitaalka awoodi Karin quudinta dadka qaba xanuunka nafaqadarrada gaar ahaan carruurta.

“Waxaa jira gabaabsi ku yimid daawooyinka quudinta isbitaalka Banaadir oo hadda ay tahay mid yar,  islamarkaana gabaabsi uu ku jiro” ayay tiri Dr. Luul.

Dr Luul Maxamuud ayaa ku baaqay in dadka marka hore laga taageero dhanka gargaarka si loo yareeyo nafaqadarrada haysata dadka, sidoo kalana ay u baahan yihiin in laga caawiyo daawooyinka si ay dadku u helaan daawooyinka quudinta ee isbitaalka Banaadir.

Dadkan qaba xanuunka nafaqadarrada ayaa intabadan waxay ka imaanayaan kaamamka ay ku nool yihiin dadka barakacayaasha ah,  waxaana inta badan carruurta soo foodsaartay xaalad nafaqadarro ah.
Abdulkadir Abdulle/FM

Previous Post

MUQDISHO: ARAGTIDA DADKA EE KU AADAN DHAMAYNTA KU MEEL GAARKA

Next Post

Xaaladaha naafada ku jirta kaamka seybiyaano

Related Posts

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas markii labaad barakacay sanadkan oo Jubbada hoose ku wajaha xaalad nolol xumo

June 23, 2026
Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Dhadhaab: Haween ka soo kabtay ganacsiyo ka burburay markii la siiyay lacag amaah ah

June 19, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qiimo la’aanta ku dhacday lacagta dalka oo wiiqday rajada ganacsatada Baydhabo

June 18, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku nool Dhuusomareeb oo nolol xumo haysay uga baxay ka ganacsiga birta duugga ah

June 15, 2026
Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas ku cayroobay abaar ka dhacday Bari oo noqday kalluumeysto maareeyay noloshooda

June 10, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Waxbarasho la’aan iyo cunno xumo ka dhashay fatahaad ka dhacday Qalaafe

June 8, 2026
Next Post
Xarun lagu xannaaneeyo gabdhaha agoonta ah oo laga furay Boondheere

Xaaladaha naafada ku jirta kaamka seybiyaano

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 24-JUN-2026

IDAACADDA 24-JUN-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 24-JUN-2026
Episode play icon
IDAACADDA 24-JUN-2026
June 24, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 23-JUN-2026
June 23, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 22-JUN-2026
June 22, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 21-JUN-2026
June 21, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 20-JUN-2026
June 20, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo