Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali
No Result
View All Result
Radio Ergo - Somali Humanitarian News and Information
Home Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Xaalada Afmadow oo degan iyo meheradii ganacsiga oo weli xiray

Radio Ergo by Radio Ergo
June 1, 2012
in Barakacayaasha iyo Qaxootiga
0
Xaalada Afmadow oo degan iyo meheradii ganacsiga oo weli xiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on Twitter

blank01 June, 2012 JUBBADA HOOSE

Kadib dagaallo maalmo badan ka socday dulleedka degmada Afmadow ee gobbolka Jubbada Hoose ayaa ciidamada huwanta kana kala socda dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Kenya waxaa u suura gashay inay si nabad galya ah kula wareegeen.

Mid kamid ah dadka ku haray magaalada Afmadow oo u waramay Raadiyaha Ergo ayaa sheegay inaysan jirin wax dhaq dhaqaaq ah oo dhanka arrimaha bulshada ah oo ka jira magaalada, isagoona intaasi ku daray inay xirmeen goobihii ganacsiga, waxbarashada iyo isu socodkii dadweynaha.

“Xaalada magaalada aad ayay u qasantahay, waxaa magaalada soo galay ciidamo aad u fara badan oo wata taangiyo iyo dabaabaadka dagaalka, dadka yar ee magaalada ku haray aad ayay uga cabsanayaan isbedelka yimid, xarumihii ganacsiga iyo adeegyadii dadweynaha dhamaan way istaageen,”ayuu yiri qof kamid ah dadka yar ee ku suggan magaalada Afmadow.

Dhanka kale Maxamed Faarax Daahir oo ah Afhayeenka Ciidamada dowladda KMG ah Soomaaliya ee qabsaday degmada Afmadow ayaa waxaa uu Radio Ergo u sheegay inay magaalada galeen ayadoo aanan wax dagaal ah ka dhicin, isagoona intaasi ku daray inaysa jirin dad rayid ah oo wax ku noqday dagaaladii ka dhacaayay hareeraha magaalada.

Mr Faarah Afahayeenka dowladda ayaa sidoo kale sheegay in dadkii ka barakacay magaalada ay ugu baaqeen inay ku soo laabtaan guryahooda oo ay ganacsigoodii iyo noolashoodii ay dib u bilaabaan.

“Magaalada maalmaha soo socda waxaan u sameyn doonaa qorshe aan ku soo celineno maamulkii iyo kala dambeyntii, dadka waxaan ugu baaqeynaa inay ku soo laabtaan guryahooda oo ay is dajiyaan,” ayuu yiri Afhayeenka oo Radio Ergo u waramaayay.

Degmada Afmadow ayaa ah degmo deegaan ahaan aad u ballaaran islamarkaana ay ku noolyihiin dad u badan xoolo dhaqato, inkastoo ay jiraan ganacsato iyo beeraley waxaana degmadu ay 120km u jirtaa magaalada dekadda leh ee Kismaayo.
Khadar Mohamuud/MH

Previous Post

BIYO LA’AAN KA TAAGAN DEEGAANKA GERILEY EE GOBOLKA GEDO

Next Post

Qaxooti Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan Zambia

Related Posts

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Gaalkacyo: Nolol xumo ka dhalatay waalidiin xabsi ku mutaystay daymo lagu yeeshay

May 9, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Haween shaqooyin adag ka qabta Muqdisho oo maareeyay nolosha qoysaskooda

May 6, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Nolol xumo ka dhalatay qaxootiga Dhadhaab oo laga jartay gunno gargaar oo la siin jiray

April 28, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas nolol xumo ku wajahaya Baydhabo markii laga gubay beero iyo kayd raashin

April 24, 2026
blank
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysas laga gubay hantidooda oo Shabeellaha hoose ku wajahaya xaalad nolol xumo

April 17, 2026
Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen
Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Jubbada hoose: Qoysas xoolo la’aan noqday oo nolol xumo ku wajahaya xeryo ay galeen

April 13, 2026
Next Post
Qaxooti Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan Zambia

Qaxooti Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan Zambia

FOLLOW US ON FACEBOOK

DAILY PROGRAMMES

IDAACADDA 12-MAY-2026

IDAACADDA 12-MAY-2026 by Radio Ergo

IDAACADDA 12-MAY-2026
Episode play icon
IDAACADDA 12-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 13-MAY-2026
May 13, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 11-MAY-2026
May 11, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 10-MAY-2026
May 10, 2026
Episode play icon
IDAACADDA 09-May-2026
May 9, 2026
Search Results placeholder
Radio Ergo Weekly Newsletter
We respect your privacy.
blank
blank
blank

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo

No Result
View All Result
  • Hoy
  • Mowduucyo
    • Wararkii u Danbeeyay
    • Barakacayaasha iyo Qaxootiga
    • Masiibooyinka
    • Caafimaadka
    • Arrimaha Bulshada
    • Cunto-Yaraanta
    • Waxbarashada
    • Beeraha Iyo Xoolaha
  • Barnaamijyada
    • BARNAAMIJKA AYAXA
    • Barnaamijka Beeraha
    • Barnaamijka Dalandool
    • Barnaamijka Dhaqtarka Raadiyaha
    • Barnaamijka Gobaad – Haweenka
    • Madaddaallada Ergo
      • Waayo tegay xusuustood
      • Maxay kugu qaadatay?
      • Falanqeynta heesaha
      • Fanka iyo suugaanta
      • Hibada iyo hal abbuurka
      • Maad iyo maaweelo
  • Annaga
  • Nala Soor Xırıır
  • blankSomali

© Copyright 2014 - 2024 Radio Ergo